Meydka ruux dhalinyaro ah oo lagu arkay Muqdisho

Meydka wiil dhalinyaro ah ayaa Saaka lagu arkay Wadada Makah Al-Mukaramah ee Muqdisho gaar ahaan luuqa Hotelka Kuwait Plaza Degmada Waaberi. Ciidanka Booliska ayaa saakay halkaasi ka qaaday meydka wiilkaan dhalinyaradda ah, waxaana loo qaaday xarunta dambi baarista ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Dadka goobaha Ganacsiyadda ku leh goobta ayaa sheegay in wiilkaan korkiisa aysan ka muuqan […]

Continue Reading

Kheyre oo baajiyay Safarkii Kismaayo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa baajiyay  Safar lagu waday in uu ku taggo Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland. Sababta ayaa lagu sheegay in ay tahay in Maanta lagu waddo in Magaalada Muqdisho la keeno Meydka Wasiirkii dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta. Wafdi […]

Continue Reading

Akhri: Madaxda Somalia iyo Kenya oo Heshiiyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Kenya. Ajandaha wada hadalladan oo ku koobnaa xal u helista mugdiga diblomaasiyadeed ee labada dal ayaa madaxweynayaashu waxa ay ku heshiiyeen in dib loo soo celiyo, lana xoojiyo xiriirka iyo […]

Continue Reading

Akhriso: Mowqifka Dowladda Soomaaliya ee dacwada kala dhaxeysa Kenya

Iyada oo uu weli jiro khilaafka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya kaas oo ka dhashay muranka dhinaca Badda ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay cadeysay in marnaba ka tanaasuleyn Dacwadda Badda ee taalla Maxkamada Cadaaladda Aduunka ee ICJ. Hadalkaan ayaa yimid kadib markii dad badan ay shaki ku abuurtay kulanka Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa […]

Continue Reading

Maxuu Yusuf Garad ka Aaminsan yahay Safarka MD Farmaajo ee Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia ayaa caawa u hoyday Nairobi ka dib markii ay ku soo wadahadleen Addis Ababa. Waxaa wehliya Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ethiopia. Waxaa qorshuhu yahay in Arbaca ay is arkaan Madaxweynaha Kenya. Soomaaliya iyo Kenya ayay Ethiopia dooneysaa in ay dhexdhexaadiso. Khilaafka soohdinta […]

Continue Reading

Soomaaliya gorgortan ma ka geli doontaa arinta xuduudda badda?

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa caawa soo gaaray magaalada Nairobi, halkaasi lagu wado in looga xaajoodo xiisadda diblomaasi ee salka ku haysa xuduudda badda ee ay ku muransan yihiin Soomaaliya iyo Kenya. Afhayeenka madaxtooyadda Soomaaliya, Cabdinur Maxamed Axmed, oo ka mid ah wefdiga la socda madaxweyne Farmaajo […]

Continue Reading