Masuuliyiinta Safaaradda Imaraadka  Carabta ee Dalka Kenya oo booqday dhawacyadii dhawaan dawladda imaraadka ay uqaaday dalkaas.

Masuuliyiin sar sare oo katirsan Safaarada  Dowladda Imaraadka Carabta ee dalka Kenya ayaa booqday dhaawacyadii ay diwladda Imaaraadku u qaaday dalka Keynya oo Hadda lagu daweynayo isbitaal ku yaal magaalada Naiobi kuwaas oo ku dhaawacmay Qaraxii Zoobe ee ka dhacay 14kii bishan Magaalada Muqdisho. Dowladda Imaaraadka ayaa todadbaadkii hore u qaaday dalkaasi Qaar ka mid […]

Continue Reading

Dawladda Imaraadka Carabta ayaa maanta qaaday qaar kamid ah dadkii kudhwacmay qaraxii soobe

  Dawladda Imaraadka Carabta ayaa maanta qaaday qaar kamid ah Dadkii kudhwacmay Qaraxii Soobe kadhacay 14kii bishan kaasi oo ay dad badan kudhinteen kuwa kalena ay kudhawacmeen. Diyaarad caafimaad oo ay soo dirtay  Dowladda Imaraadka ayaa lagu qaaday Dadkaan oo Dhhawacyo  kala duwan ay ka soo gaartay Qaraxii Muqdisho ka dhacay dhawaan. Masuliyin katirsan Safaaradda […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro shaqo uu ku kala bixiyay wadamada Jabuuti, Itoobiya iyo Uganda oo ciidamadooda joogaan Soomaaliya. Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in guulo ay ku soo dhamaadeen dhamaan safaradii dalalkaasi uu ku tagay waxaana uu sheegay in ay ka […]

Continue Reading

Kulan looga Hadlayay dagaal ka dha ah al-Shabaab oo dhex maray Farmaajo iyo dhiggiisa Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku maraya qaar ka mid ah wadamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa Magaalada Jabuuti waxa uu kulan kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay sida labada dal ay isaga kaashan lahaayeen […]

Continue Reading

Deg Deg:Qaraxyo is xig xigay oo Boosaaso ka dhacay

Qaraxyadan oo dhawaqooda la maqlay Daqiiqado kooban ayaa labo Qarax oo is xig xigay waxayna ka dhacay Hotel Bootaan  Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland.Cidna wili Ma xaqiijin nuuca Qaraxyadaan oo Dhawaqooda laga Xafadaha Boosaaso waxaase dadka qaar sheegayaan in Gaari walxaha Qarxa laga ku xirnaayeen iyo Qof isi soo miidaayiyay inay labada qarax […]

Continue Reading

Ceynte oo Iska Casilay Safiirnimadii UK ee Soomaaliya

C/raxmaan Yuusuf Ceynte oo horay u soo noqday Wasiirka Qorsheynta ee Xukuumadda Soomalaiya ayaa sheegay inuu iska casilay xilka Safiirka Soomaaliya ee UK. Mr Ceynte oo xilkan loo magacaabay bishii May ee sanadkan, ayaa waxaa magacaabay Madaxweyne Farmaajo, isagoo ka mid ahaa saddex Danjire oo uu Madaxweynuhu magacaabay. Ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in sababaha is […]

Continue Reading

Dacwad ka dhan ah Madaxwayne Xaaf oo la gaarsiiyay Maxkamadda Sare ee Dalka

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Xareed Cali Xareed ayaa dacwad looga furay Maxkamadda sare ee dalka, iyadoo loo qabtay maalinta berri oo taariikhda ku beegan 25 October inay ka soo qeyb galaan dhageysiga dacwada laga gudbiyay. Warqad qoraal ah oo ay soo saartay Maxkamadda sare ee dalka […]

Continue Reading