Cabdiwali Gaas oo wada Qorshe Hirshabeelle Daked shaqaysa ku yeelanayso

Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa xalay waxuu ku howday Xarunta Hirshabeelle ee Jowhar halka Madaxdiii kale shalay Caleema-saarka Waare kala qayb galay ay Xarumahoodi u hoyaadeen. Ma cada Qorshaha Hugaamiyaha Maamuladu xalay Jowhar u seexday balse wararka ayaa sheegaya inuu kulamo la qaadanayay Madaxwaynaha Hirshabeelle iyo Siyaasiin kale sida Ra’iisul wasaarihii hore […]

Continue Reading

Muqdisho:Hay’adaha Amnigu Cashir Kama baran Musiibadii Zoobe

Waxaa 14ka bishan magaalada Muqdisho ka dhacay weerar ismiidaamin ah kaa oo loo adeegsaday gaari noociisa lagu sheegay TM. Weerarkan ismiidaaminta ah oo galaaftay nolosha boqolaal shacab oo xiligaa ku howlanaa baadi­goobka nolol maalmeedkooda, ayaa waxaa la xaqiijiyay in weerarkaasi uu u sabab ahaa habacsanaan dhanka amaanka ah oo jirtay. Ciidamada amaanka ee u xilsaaran […]

Continue Reading

Xaaladda Degmada Afgooye oo saaka dagan kadib Dagaalkii Xalay

Wararka ka imaanayo degmada Afgooye ee gobolka shabeellada hoose ayaa sheegaya in saakay ay xaaladdu tahay mid degan dagaal xalay dexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa xarakada Al-shaab halkaas ku dhexmaray. Wararka ka imaanayo degmada Afgooye ee gobolka shabeellada hoose ayaa sheegaya in saakay ay xaaladdu tahay mid degan dagaal xalay dexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya […]

Continue Reading

Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo cawa ku Dagaalamay qaybo ka mid ah Degamada Afgooye

Dagalyahano ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa caawa weerar ku bilowday laba Bambo gacmeed waxa ay ku qaadeen Ciidamo Dowladda Federaalka ka tirsan oo fariisin ku lahaa Agagaarka Buundo-yar ee degmada Afgooye. Wararka ka imaanayo Afgooye ayaa sheegayo inuu weerarka ahaa mid socday waqti kooban oo labada dhinac ay is hubiyeen rasaas xoogan, taasi oo baqdin […]

Continue Reading

Madaxweyne Famaajo oo Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia kala hadlay Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa gaaray magaalaa Addis Ababa. Madaxweynuhu ayaa halkaas kula kulmay Raiisul Wasaaraha dalka Itoobiya Mudane Haile Mariam Desaglen oo ay ka wada hadleen iskaashiga dhinacyada amniga ee wadamada gobolka iyo la dagaalanka kooxda […]

Continue Reading

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo iyo Wafdigiisa oo gaaray Addis-ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku marayaa qaar ka mid ah wadamada dariska ah ayaa gaaray magaalada Addis-ababa ee Xarunta dalka Itoobiya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis, musiiliyiin uu horkacaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Itoobiya Mudane Workneh Gebeyehu. Madaxweyne Farmaajo oo […]

Continue Reading

Caleema-saarkii waare oo soo idlaaday iyo Qudbada RW khayre

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyay Munaasabadii lagu Caleemasaaray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Ra’iisul wasaaraha ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Shacabka ku nool deegaanada maamulkaasi, isagoo u rajeeyay Hormar balaaran iyo inay ka shaqeeyaan Amniga iyo hormarinta dalka, isagoo sheegay inuu Salaan kaga wado […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo waxuu muujiyay Bisayl Siyaasadeed 24-saac ee u danbaysay

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa muujiyay biseyl siyaasadeed 24kii saac ee lasoo dhaafay ,marka la eego go’aankii uu maamul goboleedyadda ugu yeeray shir wadatashi ah 28ka bishan iyo safarkiisa wadamadda dariska ah ee Shalay ka bilaabanaya Uganada. Cidna shaki ugama jiro in Somalia ay ku jirto ciriiri siyaasadeed xiligaan waxaana muhiim ah inuu Farmaajo […]

Continue Reading

Khayre oo Jowhar gaaray iyo Caleema-saarka Madaxwayne Waare oo biloowday

Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxaa ka bilowday munaasabadda Caleema Saarka madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, iyadoo madax badan ay ka qeybgalayaan. Howlgalka munaasabadda ay ka dhacayso waxaa ku sugan Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi, Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa, xildhibaannada Labada aqal qaarkood, madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali […]

Continue Reading