Maraykanka oo Cabsi ka halka uu ku baxo dhaqaalaha uu siiyo DFS

Wasaarada Arrimaha Dibbada Maraykanka qeybteeda u qaabilsan Afrika ayaa  ka walwalsan in dhaqaalaha la siiyo dowlad  Soomaaliya inay u wareegto ururka Al-Shabaab. Laanta dabagalka Wasaarada Arrimaha Dibada Maraykanka ayaa walaacan muujisay iyadoo sarkaal ka tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada Maraykanka ayaa waxaa uu sheegay in inaysan sameyn siyaasad iyo qorshe qiimeyn loogu sameeyo  halista ah in […]

Continue Reading

Taliyahii Xilka laga qaaday ee Booliska oo Shaqad ku Wareejiyay ku xigeenkiisii

Taliyahii hore ee Booliska ayaa maanta Xilka ku warreejiyey Taliye ku xiggeenka Ciidanka Boliska ahna ku sihayaha xilka Taliyaha Boliska  Gen Muqtar. Taliyahii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gen C/Xakiin Saciid Saacid oo Munaasabadda ka hadlay, ayaa sheegay in Gen Muqtaar uu yahay howl kar kasoo bixi kara Shaqada Booliska, islamarkaana muddo badan uu  ka […]

Continue Reading

Odayaasha dhaqanka Somalia oo War kaso saaray Xaalada Dalka

Odayaasha 135-ta Oday ee soo xulay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo ah Duubabka Qaranka Soomaaliyeed intooda ku sugan Gobolka Banaadir oo ka kulmay xaalada amni ee dalka Soomaaliya ayaa war ay soo saareen waxay ku sheegeen muhiimadda ay leedahay xasilinta amniga dalka gaar ahaan Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.   Odayaasha dhaqanka ayaa si gaar ah […]

Continue Reading

Madaxwaynaha Koofur-galbeed oo Mooshin Culus laga keenay

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in illaa 50 Xildhibaan ay maanta magaalada Baydhabo ku saxiixeen mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Xildhibaanada mooshinka ka keenay Shariif Xasan ayaa ku eedeeyay xil gudasho la’aan iyo ku tumasho dastuurka maamulkaas iyo kan dowladda Federaalka. Sidoo kale waxaa lagu eedeeyay in […]

Continue Reading

Guddiga Amniga oo kulan la qaatay Wasiir Isloow

Guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka ayaa Maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaarada amniga gudaha Maxamed Abuukar Isloow ducaale.Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa labada ku sime ahna ku xigeenada labada talis ee sabad sugida iyo booliiska soomaaliya. kulanka waxaa shir guddoomineysay guddoomiyaha guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka Xildhibaan Xildhibaan Foosiyo […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo xal u raadinaya Khilaafka Madaxda Galmudug

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed ayaa Kulan la qaatay Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug.Kulanka oo ka dhacay Xafiiska Madaxwayne Farmaajo ayaa  ahaa mid an Saxaafada looga yeerin. Kulanka uu Madaxwaynaha Soomaaliya la qaatay Madaxda Galmudug gaar ahaan Garabka […]

Continue Reading