Boosaso:Dhimasho ka dhalatay Ciidamo Rasaaseeyay dad banaanbaxayay

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta gebi ahaanba Suuqa Magaalada Boosaaso uu xiran yahay. Wariyaasha ku sugan Boosaaso ayaa waxa ay soo sheegayaan in dhaq dhaqaaqa Ganacsi ee Suuqa ay xireen dadweyne ka careysan Sicir barar waayadaan ka jira Suuqa Magaalada Boosaaso. Banaanbaxayaasha careysan […]

Continue Reading

Gudoomiye Jawaari oo Khartuum uga qayb-galaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Shirka Baarlamaanka Carabta oo ay ku mideysiyiin baarlamaannada dalalka Carabta  ayaa markii ugu horreysay waxaa lagu qabtay Magaaladda Khartuum ee Xarunta dalka  Sudan. Shirkan oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Dalka Sudan waxaa furitaankiisa ka qeyb galay guddoomiyaha baaarlamaanka Carabta, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiyaha […]

Continue Reading

Guri ku yaal Japan oo laga Madaxyo go an oo Bili Aadam

Booliiska dalka Japan ayaa xiray nin gurigiisa laga helay xubno banii’aadan oo laga soo jaray sagaal ruux.Guriga ninkaas ayaa ku yaala meel u dhaw magaalada Tokyo. Booliis ayaa qaboojiye ka soo saaray labo madax oo banii’aadam, firiijka laga soosaaray ayaa yaalay bannaanka guriga ninka laga shakisan yahay oo magaciisa lagu sheegay Takahiro Shiraishi. Booliiska ayaa […]

Continue Reading

Axmed Madoobe” Hal daqiiqo in la aamuso maaha dhaqankeena

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, ayaa si xoogan uga carooday hal daqiiqo oo xalay loo istaagay, laguna xusaayay dadkii ay Shabaabku ku dileen weerarkii Hotel Naasa Hablood 2 ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jubbaland, ayaa su’aal ka keenay dhaqankan cusub oo ka baxsan dhaqanka Somalida iyo weliba Diinta Islaamka, isagoona sheegay inaanan loo […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf” Shacabka guryahooda ayay Xabsi ku yihiin

Madaxweynaha maamulka Galmduug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) Xalay Khudbad kooban ka jeediyay Shirka Wadashiga Dowladda dhexe Maamulada ayaa sheegay Muqdisho jidadkeeda boqolkiiba Soddon in ay furan yihiin, halka boqolkiiba Todobaatana ay xiran yihiin, kadib khudbad uu ka jeediyay shirka Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. Wuxuu sheegay Madaxweyne (Xaaf) ammaanka Muqdisho inuu yahay mid sii xumaanaya […]

Continue Reading

Khayre”Hadafkeenu waa ka sifaynta Dalka Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayay shirka wadatashiga ee Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada ee qeybta ka ah dowladda Federaalka ah ayaa sheegay  in uu soo dhaweynayo fikirka ah in bilaha soo socda guud ahaan dalka laga xoreeyo argagixisada Al-Shabaab. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa xusay […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo Dalku 10 sano ayuu dagaal ku jiray

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay shirkii Wadatashiga ee caawa dhex maray Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada, iyadoo Madaxweynaha si gaar ah uga hadlay xaalada dalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Madaxda ka soo qeyb galay shirka inay waajib ku tahay inay ka shaqeeyaan Midnimada iyo soo celinta rajada shacabka. Waxaa […]

Continue Reading

Warbixin:Xafiiska Michael Keating oo culees ku haya Villa Somalia

Xiriirka ka dhaxeeya Michael Keating iyo xafiiska madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmajo ayaa u muuqda mid sii xumaanaya, ilo madaxtooyadda ku dhow ayaa xaqiijiyay in caawimaada xafiiska Michael Keating ee arimaha Somalia ay ka badan tahay jilaafada uu ku hayo hormarka dalka. Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shir u dhaxeeya madaxda maamul goboleedyadda iyo […]

Continue Reading

Soomaaliya siyaasad noocee ah ayay u baahan tahay?

Machadka cilmi-baarista siyaasadda ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray daraasad cusub oo uu ka sameeyay marxaladaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee Soomaaliya ka jira. Daraasadda oo ka koobnayd 6 bog, ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka ee uu madaxweyne ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay farogalin ku samaysay dowlad goboleedyada, islamarkaasna […]

Continue Reading

Kenyatta oo ku guuleystay doorashada ku celiska ah ee Kenya

Guddiga doorashada ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta la doortay ka dib doorashadii ku celiska ahayd ee dhacday 26-kii bishan. Uhuru Kenyatta ayaa helay 98.26 boqolkiiba codadkii la dhiibtay, halka hogaamiyaha mucaaradka ee loolanka adag ku hayay uu helay 0.09 boqolkiiba. Laakiin Raila wuu qaadacay doorashada kamana qeybgalin. Doorashada oo ahayd mid ay […]

Continue Reading