Shir ka dhan ah Maamulka Farmaajo oo ka socda Dubai!

Dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo xooggan ayaa ka socda magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, halkaasoo ay maalmihii la soo dhaafay ku qul qulayeen Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo Madaxda qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka. Shirarka iyo dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda Dubai ayaa waxaa hoggaaminaya Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid […]

Continue Reading

NUSOj iyo CPJ oo Cambaareeyay Xarigga Wariye Shaashaa.

Maamulka Hirshabeelle waxaa Maalintii Sadexaad u Xiran oo Xabsiga Magaalada Jowhar ku Jira Wariye Cabdishakuur Shaashaa oo ah Agaasimaha Radio City fm iyo Wakiilka RTN-TV ee Xarunta Hirshabeelle. Amarka lagu  xiray Wariye Shaashaa waxaa lagu sheegay inuu Toos uga yimid Madaxwaynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare mana jirto wili Cid Si Rasmi ah u […]

Continue Reading

Gaari nooca raaxadda oo lagu duqeeyay duleedka deegaanka Xaawa Cabdi

Gaari nooca raaxadda ah oo maraayay duleedka deegaanka Xaawa Cabdi ee Gobolka Shabellaha hoose, ayaa xalay fiidkii lagu duqeeyay deegaankaasi. Duqeyntan ayaa la sheegay in lala eegtay gaari nooca raxada ah oo ku soo socday dhanka magaalada Muqdisho, wuxuuna maraayey Tuulada Maracadde oo ay maamulaan Al-shabaab una dhaxeysa deegaannada Cadow Dibille iyo Xaawo Cabdi, iyadoo […]

Continue Reading

Ciidamo watay gaadiid dagaal oo Degmada Wanlaweyn xalay ku dilay nin Nabadoon ahaa

Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose waxaa xalay lagu dilay Nabadoon Maxamed Cabdi oo ku magacdheeraa Macallin Jeelle. Maxamed Cumar oo uu adeer u yahay Nabadoonka la dilay islamarkaana xilliga la dilaayay goobjoog u ahaa ayaa xaqiijiyay in Ciidamo watay Gaari Cabdi bile ah sidoo kalena tuuteysan ay Nabaddoonka gurigiisa ugu galeen kuna dhex dileen. […]

Continue Reading

Daawo:Xildhibaan Saabir”Madaxwaynahu Sidii Qalbi-dhagax ayuu idiin iibsanaa hadaanaan hor istaagin

Xildhibaan Cabdi Saabir Nuur Shuuriye oo ka mida labadii Xildhibaan ee Xeer ilaaliyaha Qaranku ku edeyay qiyaano qarax iyo Dowlada dumis ayaa sheegay in aan laga fiirsan waxyaabaha lagu edeyay sax ahaanshahooda. Xildhibaan Cabdi Saabir ayaa tilmaamay in macnaha qaran dumis aysan aheyn wax sahlan oo qof kasta lagu edey karo balse ay arintaasi sharciga […]

Continue Reading

Daacish oo ku hanjabtay inay kordhinayso weerarada ay ka gaysato Somaliya

Ururka Daacish qaybtiisa Buuraha Galgala ee Bariga Somaliya ayaa soo duubay muuqaal ay ku hanjabayaan in ay weerari doonaan goobaha dadweynaha iyo dowladda ee Deegaannada Maamulka Puntland. Saddex qof oo midi Soomaali yahay labana ajaanib yihiin ayaa ka muuqday Muuqaalkan oo ay ku sheegayaan in ay kordhinayaan weerarrada ay ka fuliyaan Soomaaliya. Mid ka mid […]

Continue Reading

Kulan lagu ansixin lahaa Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo baaqday

Kulankii aan caadiga aheyn ee ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa kooram la’aan u baaqday, iyadoo lagu waday in lagu ansixiyo Golaha Wasiirada uu soo magacaabay Madaxweyne Waare. Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ka sokow kooram la’aanta uu u baaqday kulanka ayaa waxaa wehliyay muran iyo dood ka taagnaa xuquuqda Xildhibaanada […]

Continue Reading