Guddiga Joogtada Ee Golaha Shacabka oo ku gacan seyray soo jeedintii Xeer Ilaaliyaha Qaranka!
Guddiyada Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan uu maanta ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ka soo saaray Qaraar ku aadan xasaanad ka qaadista Xildhibaano uu dhowaan soo eedeeyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir. Kulakan oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Jawaari ayaa waxaa laga soo saaray […]
Continue Reading