Garsoorka Somalia oo wajahaya Caqabado Dhowr ah.

Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji  Wasiirka  Wasaaradda Cadaaladda ee Xukumadda Fedraalka Soomaaliya oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu hoosta ka xariiqay in hay,addaha garsoorka aysan u dhameystirneen wax yaabihii Shaqadooda  aas aasiga u ahaa, sida Xarumihii ay ku shaqeyn lahayeen islamarkaan ay laga maarmaan tahay in la helo. Sidoo kale wasiirka Caadalada […]

Continue Reading

Diyaar-garoowga Dhuus-mareeb miyuu Farmaajo Booqanayaa meel ka baxsan Galmudug?

Magalaada Dhuusa-mareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug balse hada Xarun u ah Ururka Ahlusunna ee la Magacbaxay Maamulka Gobolada dhexe ayaa kamid goobaha laga sugayo imaatinka Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi (Farmaajo). Dhuusa-mareeb waxay u Diyaar-garoobaysa si ka duwan Magaalooyinka kale ee Galmudug waana Magaalo doonaysa inay kasoo kabato dibu dhacyo Sanado Ragaadiyay. Balse Xaalada Magaalada iyo […]

Continue Reading

Somaliland oo raadinaysa Fure Isgaarsiineed oo ka madaxbnaan Somalia

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Somaliland C/wali C/llahi Suufi ayaa sheegay in kaddib xilka cusub ee loo magacaabay uu ku dadaalayo in Somaliland hesho fure dal Isgaarsiineed oo aan ahayn midka 252 ee ay leedahay Soomaaliya. Waxa uu sidoo kale sheegay in uu raadinayo furaha Boostada iyo midka Simcard-ka,sida uu sheegay waxaana uu intaas ku daray […]

Continue Reading

Muqdisho:Qarax Qasaare gaystay oo ka dhacay Wadada Warshadaha

Wararka inaga soo gaaraya agagaarka Haanta dheer ee Degmada Dayniile, gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Militariga Somaliya ayaa goor dhaw waxaa halkaasi lagula eegtay qarax miino. Saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen qaraxaasi miinada ah ee ciidamada lala eegtay. Dadka deegaanka ayaa shegay gaarigaan oo noociisa uu […]

Continue Reading

Amisom oo La wareegaysa Amniga Dhuusa-mareeb

Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ay ku wajahan yihiin ciidamo ka socdo AMISOM. Ciidamada ayaa waxay xaqiijin doonaan amaanka magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galgaduud, oo la filayo inay tagaan wafdiga uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda Soomaaliya. Walow aanan la ogeyn dalka ay ka socdaan ciidamada ayaa haddana waxaa […]

Continue Reading

Duqa Muqdisho oo ka hadlay Jiritaanka Khilaaf kala dhexeeya Khayre iyo jawaabta10 Su’aalood oo Xasaasi ah

Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa iftiimiyay dhowr waxyaabood oo shaki laga qabay maalmihii lasoo dhaafay, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyay TV-ga Horn Cable. Taabit oo ah siyaasi dhalinyaro ah ayaa noqday mid ka mid ah hogaamiyaasha loogu jecel yahay Somalia xiligaan, waxaa jiray guux xoogan oo ku aadan maqaamka caasimadda oo soo […]

Continue Reading

Xog:Imisa Magaalo oo Galmudug ah ayuu MD/Farmaajo Booqan Doona?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahaan socdaal ku maraya gobolo ka tirsan dalka ayaa laga sugayaa deegaanada Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaal dhulka ah ku tagay magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso, waxaana la filayaa inuu tago magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxaana Maanta la qorsheynayaa inuu kaga sii gudbaa deegaanada Galmudug oo diyaar garow xoogan […]

Continue Reading