Akhriso magaca Oday goordhow Muqdisho lagu dilay

Rag ku hubeysnaa Bastoolado ayaa  waxa qeybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolkan Banaadir ay ku dileen Oday dhaqameed ka mid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Deerow Dhaqane Maxamed,waxana la sheegay in dadkii ka dambeeyay dilkiisa ay goobta ka baxsadeen. Al-Shabaab ayaa sheegtay […]

Continue Reading

Duqa Muqdisho oo baaq u diray Dhaliyarada Caasimadda

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ugu baaqay dhalinyarada ku nool Caasimadda in ay ka qeyb qaataan nabadda iyo horumarka, maadaama ay yihiin mustaqbalkii dalka. Eng. Yarisow ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu ahmiyad gaar ah siiyay sidii dhalinyarada shaqo loogu abuuri lahaa, si ay horumarka dalkooda […]

Continue Reading

Wasaaradda Amniga oo Warbaahinta uga digtay baahinta Wararka Al-Shabaab

Afhayeenka Wasaaradda amniga gudaha Somaliya C/casiis Xildhibaan ayaa Warbaahinta wuxuu uga digay inay baahiyaan wararka la xiriira Ururka Al Shabaab. C/casiis Xildhibaan oo Saxaafadda la hadlay, ayaa wuxuu sheegay in aanan loo baahneyn buun buuninta wararka ku saabsan Shabaab, kadib markii qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ay baahiyeen war la xiriiray Afhayeenka Shabaab oo […]

Continue Reading

Dhuusa-marreeb:Dibu Dhac ku yimid Dhamaystirka Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna.

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Munaasabadda mideynta iyo dhameystirka heshiiska ay kala saxiixdeen Ahlusuna iyo Galmudug. Dib u dhacan ayaa la xiriira arrimo farsamo iyo wafuudii la filayay inay magaalada Dhuusamareeb tagaan oo aan wali soo dhameystirmin, kaddib markii ay shalay […]

Continue Reading

K/Galbeed oo Nolosha ku qabatay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab,

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Koofur Galbeed iyo ciidanka xoogga dalka ay nolosha ku qabteen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaanka Manaas. Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Koofur Galbeed ayaa howl gal ku qaaday deegaanka Manaas oo qiyaastii 45KM u jira Baydhabo. Afhayeenka Maamulka Koofur Galbeed ayaa […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Cadaado Si Heer sare ah loogu Soo Dhoweeyay

Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Kasoo Ambabaxay Koofurta  Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka ayaa waxaa uu socdaal dhulka ah kusoo maray magaalooyinka .Bandiiradleey Sadex Higlo Galinsoor iyo Balihigis  Waxa uuna Galabta Soo Gaaray Magaalada Cadaado Ee Xarunta Kumeel Gaarka Ah Ee Galmudug. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa Cadaado loogu Sameeyay Soo dhawayn Heerkeedu Sareeyo Waxaana […]

Continue Reading

Al-Shabaab oo la wareegay deegaano u dhaxeeya Jowhar iyo Balcad

Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa jaray wadada isku xirta Balcad iyo Jowhar, halkaasoo muddooyinkii u dambeeyay ay ka geysanayeen weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq iyo miinooyin dhulka hoostiisa la geliyo. Sida ay sheegayaan wararka Al-Shabaab ayaa la wareegay tuulooyin u dhaxeeya Balcad iyo Jowhar, waxaana tuulooyinka qaar ka bilowday barakac ay sameynayaan dadka deegaanka […]

Continue Reading