Deg Deg:Qarax Ka Dhacay Qansaxdheere oo Qasaare gaystay
Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo ka dhacay Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay. Miinadan ayaa la sheegay in ay ku aasneyd Koontarool ay ciidamada K/galbeed ku lahaayeen degmadaasi, iyadoo halkaasi khasaare kala duwan uu ka dhashay. Waxaa la xaqiijiyay dhaawaca 3 ka mid ah ciidamadii halkaasi ku sugnaa, iyadoo khasaaraha uu […]
Continue Reading