Akhriso: 11 kursi oo ay laaleen Gudiga doorashooyin

Wararka Maanta

Shabkadda Ceelhuur Online (www.ceelhuur.com) ayaa heshay magacyada 11 kursi oo ay laaleen natiijadooda guddiga doorashooyinka heer federaal kuwaasi oo kala ah:

1. Maxamed Cabdullaahi Nuux (Jidle/Hirshabelle)
2. C/laahi Maxamed Aadan ( Gaaljecel/Jubaland).
3. Cabdi Maxamuud Axmed (Majeerteen/Ugaar Saleeban/ Puntland).
4. Sharmarke Garaad Saleebaan (Dhulbahante/Puntland).
5. Cabdicasiis Saalax Carmaan (Carab Soomaali/HirShabelle).
6. Maxamed Axmed Abtidoon (Gaabane/Saleebaan/Galmudug).
7. Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed (Macalin Weyne/ D&M/ Koonfur Galbeed).
8. Samra Ibraahim Cumar (Geelidle (D&M/K/Galbeed)
9. Muna Khaliif Sheekh (Tuni/Daaqtire/D&M/K/Galbeed).
10. Maxamed Saciid Cabdullaahi ( Begedi/D&M/K/Galbeed)
11. Nadiifa Aadan Isaaq ( Shanta Caleen/D&M/K/Galbeed).

fb_img_1481728084470