Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Nafwalba waqtigeeda ma dhaafayso, dhammaan shaqaalaha shabakadda Ceelhuur Online waxa ay Tacsi u dirayaan Ehelkii iyo bahda Saxaafadda geerida Allaha u Naxaristo Wariye Abdihakim Omar Jimcale oo ku Geeriyooday isbitaal ku yaal Minnesota dalka Mareykanka oo waayahan uu ku xanuunsanaa.
Samir Allaha ka siiyo dhamaan Asxaabta iyo Ehelka gaar ahaan qoyskiisa iyo Caruurtiisa Janadiina Allaha geeyo.
Aamiin Aamiin
Comments are closed.