Warbixin Gaar ah : Weeraradii ugu khasaaraha badnaa ee Alshabaab ka geysteen Muqdisho 2015/2016
Warbixin gaar oo ay diyaarisay shirkadda Vates Corp oo dhanka ammaanka qaabilsan ayay kaga hadashay 18 kii weerar ee ugu weynaa ee Alshabaab ka geysteen Hotelada iyo goobo muhiim ah Magaalada Muqdisho. Warbixintan ayaa ka hadlaysa weeraradii ay Alshabaab qaadeen intii u dhaxeysay Janaayo 2015 ilaa Agoosto 2016, wax ayna warbixintan ku qorneyd luuqada ingiriiska, […]
Continue Reading