Qalin jebisaye maxaa xigey? W/Q: Mahdi Maxamuud Cabdi

Qalin jebisaye maxaa xigey? Sida caadiga ah Ardaygu marka uu ku jiro waxbarashada qaasatan tacliinta sare had iyo jeer wuxuu maanka ku hayaa ama maskaxdiisa ka guuxeysa fikaradda ah qalijebin Kadib waxaad heli doontaa shaqo aad ku kasban doonto mushahar ku raali geliya. Balse runtu waxa ay timaadaa marka aad soo qalinjebiso ee aad soo […]

Continue Reading

Sawirro: 250 Arday oo ka qalin jabiyey Jaamacadda Jamhuuriya

in ka baddan 250 ardey ayaa maanta ka qalin jabiyay Jaamacadda Jamhuuriya oo ka mid ah Jaamcaddaha ku yaala magalada Muqdisho. Masuuliyiin ka socda DF,aqoon yahano,waalidiin, barayaal Jaamacaddeed iyo saaxiibadda qalin jabiyaasha Shihaadada heerka koowaad ayaa kasoo qayb galay munaasibaddan oo lagu qabtay hoolka shirarka Hotel SYL. Masuuliyiintii kala duwanaa ee hadlay ayaa sheegay in […]

Continue Reading