Daawo Video: Casho sharaf Cadaado loogu sameeyey Bulshada Rayidka Puntland

Casho sharaf qiimo badan ayaa xalay loogu sameeyey Magaalada Cadaado xubno ka socday Bulshada Rayidka Puntland (PUNSA), kuwaas oo cadaado u yimid ka qeybgalka Shirka jilayaasha aan dowliga aheyn ee Soomaaliya oo ay magaalada Cadaado marti galisay. Casho sharaftaan ayaa waxaan sameeyey bulshada rayidka Cadaado, waxaana looga hadlay Sidii Bulshada Rayida Galmudug iyo Puntland isaga […]

Continue Reading

Sawirro: Hoggaanka NUSOJ oo Cadaado kula kulmay Suxufiyiinta Galmudug

Kullan muhiim ah ayaa xalay magaalada Cadaado ku dhexmaray Xoghaya Guud ee ururka Suxufiyiinta Qaranka NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu, Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee NUSOJ C/fitaax Xasan Faarax, iyo Suxufiyiinta Galmudug. Suxufiyiinta Kullan ka soo qeyb galay ayaa u badnaa suxufiyiinta degmada Cadaado, Waxaana Hoggaanka NUSOJ ka wada hadleyn arimo badan oo ay ka mid […]

Continue Reading

Akhriso: Galmudug oo War-saxaafadeed kasoo saartay Amarkii Puntland ku soo rogtay Gawaarida ka timaada Galmudug

Golaha wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay Cadaado ku yeesheen ka soo saaray ¬†war saxaafadeed ay uga jawaabayaan Hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka putland, oo sheegayayay in gawaarida ka soo galeysa deeganada Galmudug ay san ogolaan doonin putland iyo qodobo dhanaka amaanka ah madaama doorshooyin ay ka dhacayaan Galmudug. Hoose ka aqriso […]

Continue Reading