Golaha Shacabka oo wada mooshin ka dhan ah faragelinta Imaaraadka Carabta

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wada mooshin ka dhan ah dowladda Imaaraadka Carabta, kaddib markii ay ku eedeeyeen inay faragelin ku heyso arrimaha siyaasadda Soomaaliya. Mooshinkan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda laga furo Kulanka Baarlamaanka, si Xildhibaanada ay uga doodaan. Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan Xildhibaanada ayaa […]

Continue Reading

50 Xildhibaan oo Mooshin Xil ka qaadis ah ka gudbiyey Madaxweynaha Galmudug

ilaa 50 Xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa mooshin xil ka xayuubin ah ka gudbiyay madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed. Xildhibaan Shariif Maxamed Tahliil oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in xildhibaannadu gudanayaan waajibaadkooda shaqo isla markaana aaney ogleyn wax fasax ah, fadhiyada baarlamaanka Galmudugna […]

Continue Reading

Musharaxiinta ugu cad cad Gudoomiyaha Barlamaanka

Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka golaha shacabka ayaa ku dhawaaqay jadwalka doorashada, waxaana maanta 3 janaayo bilaabatay diiwaan galinta musharixiinta u tartamaya guuddoonka Barlamaanka. Siyaasiyiinta ayaa ugu cadcad ee sharaxan gudoomiyaha Barlamaanka ayaa kala ah: – Abdirashid Mohamed Hiddig – Mohamed Osman Jawari – Abdifatah Mohamed Geesey 11 ka bishaan ayaa loo asteeyey in ay dhacdo […]

Continue Reading

Akhriso: Jadwalka Doorashada Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya

Jadwalka doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la soo saaray. 1. 03 ilaa 05 Janaayo 2017 diiwaan gelinta Musharaxiinta u tartamaya Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku Xigeenadiisa. 2. 08 ilaa 09 Janaayo 2017 hadal Jeedinta Musharaxiinta u tartamaya Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku Xigeenadiisa. 3. 11 Janaayo 2017 Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. 4. 12 Janaayo 2017 Doorashada […]

Continue Reading

Barlamaanka cusub Soomaaliya oo maanta kulmaya

Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho kalfadhigooda labaad. Kulanka ay yeelan doonaan xildhibaanada Labada Aqal ayaa waxaa lagu magacaabi doonaa Guddiyo ka shaqeeya arrimaha Doorashada iyo xilliga ay dhaceyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha. Sidoo kale xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu waddaa in ay shaaciyaan waqtiga ay […]

Continue Reading

Sawirro: Ururka u dooda xaquuqda haweenka oo warqad furan u diray Madaxda dawlad goboleedyada

Ururka u dooda xaquuqda haweenka ee SGEM (KSJS) ayaa warqad furan u diray dawlad goboleedyada Soomaaliya. Warqadaa ayaa ku socotay Mudane C/Weli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubaland,  Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan,Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane C/Kariim Guuleed, Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Galmudug […]

Continue Reading