Alshabaab oo Oday 93 jir ah Xukun toogasho ah ku fulisay.
Ururka Al-Shabaab ayaa galinkii dambe ee maanta meel fagaaro ah ku toogtay nabadoon caan ka ah gobalka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan deegaanka Gamboole ee degmada Balcad, Nabdoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Abshir Nuur Xuseen (Abhir Maliis) oo da’diisuna ahayd 93 sano jir. Shabaab ayaa marxuumka ku eedeeyay in uu ka mid ahaa ergadii […]
Continue Reading