Sawirada;-Kulan udhexeeya maamulada putlaan iyo Galmudug oo maanta kadhacay galkacyo

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxaa maanta magaalada galkacyo dhinaceeda waqooyi lagu qabtay kulan ay kasoo qeebgaleenmasuuliyiin iskugu jirta wasiiro xildhibaan ka kala socda maamulada galmdug iyo putlaan waxaan kulanka looga hadlaay sidii xal loogu heli karo maxaa ladaha amni daro ee kataagan magaalada galkacyo waxaa sidoo kale kulanka qeebka ahaa odayaasha dhaqanka labada maamul iyo maamulada galkacyo ee putlaan iyo galmudg

gaban gabadii kulanka waxaa ay isla garteen masuuliyiintu in waxyaabaha kasoobaxay kulanka ay noqdaan kudhaqangala ayagoona sheegay galkacyo in aytahay lafdhabarka dadka somaliya

14  3 2