Gaadiidka dadwaynaha ee ka shaqeeya Muqdisho iyo Jowhar oo shaqo joojin ku dhawaaqay
Gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya wadada isku xirta magaalada Jowhar iyo Muqdisho ayaa bilaabay shaqo joojin,iyagoo ka cabanaya jidgooyooyin ay soo dhigteen ciidamada xoogga dalka. Shaqo joojintan ayaa waxa ay saameyn ku yeelatay dadweyne faro badan oo maanta doonayay inay u kala safraan magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah degmooyinka gobolka Sh/dhexe. Xaaji Jeelle Maxamuud […]
Continue Reading