RW Rooble oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku dhaweeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Guddoonka Barlamaanka Galmudug ,mas’uuliyiin iyo dadweyne badan. Ra’iisul Wasaaruhu Inta uu joogo Dhuusamareeb waxa uu kulammo la yeelan doonaa madaxda Galmudug iyo qeybaha […]

Continue Reading

Beesha Caalamka oo ku baaqday in deg deg loo bilaabo doorashada Golaha Shacabka

Saaxiibada beesha caalamka* waxay aad uga walaacsanyihiin dib-u-dhaca kusii socda geedi-socodka doorashada Soomaaliya. Inkastoo billowga dhowaan la billaabay doorashada Golaha Shacabka ay ahayd horumar wanaagsan, ayaa haddana jadwalka doorashada wuxuu si aad ah uga dib dhacay waqtigii loogu talagalay, waxaana loo baahan yahay in la dardargeliyo. Waxaan ku boorrinaynaa madaxda heer qaran iyo kuwa Dowlad […]

Continue Reading

Mareykanka oo Digniin u diray Muwaadiniintiisa ku sugan Itoobiya

Safaaradda Dowladda Mareykanka ee Dalka Itoobiya ayaa Qoraal ay soo saartay waxa ay digniin u jeedisay muwaadiniinteeda Dalkaasi ku nool oo ah inay yareeyaan isu socodka iyo dhaq dhaqaaqa magaalooyinka dalka Itoobiya. War-saxaafadeedka ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa lagu xusay in xaaladda amaan ee dalka Ethiopia ay […]

Continue Reading

Dowlad Deegaanka Soomaalida oo si adag uga hadashay Gulufka TPLF

War-saxaafadeed ka soo baxay kulan deg-deg ah oo ay yeesheen golaha hawl-fulinta Dawlada deegaanka Somaalida   “Sida la wada ogsoonyahy soddonkii sano ee la soo dhaafay kooxda TPLF waxa ay shacabka Deegaanka Soomaalida u geysatay mahadhooyin ballaadhan iyo dhibaatooyin baaxad leh; dhibaatooyinkasina bulshada Soomaaliyeed si dhab ah ayay uga wada dharagsan yihiin.   Gafafkii ballaadhnaa […]

Continue Reading

Xaaladda colaadda Dalka Itoobiya

Dawlad deegaanka Oromiya ayaa ugu baaqay dhammaan madaxda dawlad deegaankaas inay si hagar la’aan ah u hoggaamiyaan halganka oo ay u huraan “wax kasta oo lagama maarmaan u ah guusha”. Waxay sidoo kale ugu baaqeen dhallinyarada iyo sida oo kale dhammaan shacabka deegaanku inay feejignaadaan oo ay si dhow ula shaqeeyaan ciidamada.   Wasiirka isgaarsiinta […]

Continue Reading

Shiinaha oo Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho uga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha,  Fei Shengchao. Maxamed Cabdirisaaq ayaa ku nuux-nuux saday in Wasaaraddiisu ay u fududeyn doonto wixii howl ah Safiirka cusub ee Shiinaha si uu u guto waajibaadkiisa shaqo si […]

Continue Reading

Daawo: Xil. #Mahad Salaad oo Weerar Afka ku qaaday Ahlu Sunno

Xildhibaan Mahada Maxamed Salaad oo ah xildhibaan laga soo doorto degmada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa weerar afka ku qaaday Hoggaanka ururka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ee dhawaan laga saaray Magaalada Guriceel kadib dagaalo socday muddo afar maalmood. Xildhibaanka ayaa hadalkaan ka jeediyey Munaasabad ay isugu yimaadeen waxgaradka deegaanka, halkaan ka daawo Muuqaalka […]

Continue Reading