Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo xilka la wareegay
Madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah (16-Feb-2017) xilka ugala wareegay madaxwaynihii hore mudane Xasan Shiikh Maxamuud,kaddib munaasib lagu qabtay Villa Somalia. Madaxwaynihii hore ayaa madaxwaynaha cusub ku wareejiyay dukumintiga dowladda, hadiyado magaca Soomaaliya uu kusoo qaaday oo isagu jira dahab iyo luul,sidoo kale wuxuu ku wareejiyay calanka Soomaaliya. […]
Continue Reading