RW khayre oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaalkiisii uu ku tagay Dalalka Qatar iyo Swizerland. Ra’iisul Wasaaraha oo socdaalkiisa ka billaabay Qatar ayaa 14-15 Deseembar Dooxa uga qayb galay Madasha Dooxa, waxuuna ka jeediyay khudab uu uga hadlay horumarka Soomaaliya ka jira iyo doorka ganacsatada ee dib-u-dhiska Dalka. Mr Kheyre, ayaa […]

Continue Reading

Itoobiya oo dayax gacmeed hawada sare u dirtay

Dowlada Ethiopia ayaa markii ugu horeysay hawada sare u dirtey dayaxgacmeed casri ah.Dayax gacmeedkan oo laga direy dalka Shiinaha ayaa  munaasabadii lagu dirayay waxaa ay ka dhacday caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa. Xaflada laga daawanayay sidii loo dirayay dayax gacmeedkan ayaa waxaa ka daawanayay magaalada Addis Ababa ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya, Demeke Mekonnen, […]

Continue Reading

Beesha caalamka oo dowlada cadaadis ku saaraysa qabsoomida doorasho xor ah 2020

Beesha Caalamka ayaa soo saartay qodobo la xiriira doorashada lagu wado in dalka Soomaaliya ay ka dhacdo 2020/2021 iyadoo loogu baaqay dowlada in aan la aqbali doonin, muddo kordhin isla markaana doorashadu noqoto mid qof iyo cod ah. Qoraal ka soo baxay wadamada Beesha caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa qodobadii ay soo saareen waxaa […]

Continue Reading

Wasiirka dhalinyarada oo lagu eedeeyay inay shaqo ka dhigatay amaanta Rw Khayre

Waxaa soo shaac baxay khilaaf xoog leh oo u dhexeeya madaxda ugu sareysa wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga dowlada federalka iyadoo maanta uu shir jaraa’id ku qabtay Wasiir ku xigeenka wasaarada uu eedeyn kulul u jeediyay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlada federalka. Wasiir ku xigeenka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Axmed Cumar Islow ayaa sheegay in dhaqaallihii […]

Continue Reading

IMF oo soomaaliya ku amaantay hormarka ay ka samaysay qorshaha dayn cafinta

Agaasimaha maamulka hey’adda lacagta aduunka Kristalina Georgieva ayaa soo dhaweysay horumarka iyo qorshaha deyn Dhaafka Soomaaliya warsaxaafadeed ay soo saartay Kristalina Georgieva Agaaismaha maamulka IMF  kadib markii ay ansixisiyeen Guddiga Fulinta ee IMF ee xirmada maaliyadeed ee Soomaaliya: “Maanta, Guddiga Fulinta Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) wuxuu meel mariyey qorshe maaliyadeed oo gacan ka geysanaya abaabulidda […]

Continue Reading

Maxaa ka hortaagan madaxwayne farmaajo in uu akhriyo fariimaha tiwitter ka loogu diro?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa  ku biirey Twitterka bishii December 2016 xilligaa oo uu u tartamayay xilka madaxtinimada Soomaaliya,waxana tan iyo markaas saaxibo ama followers la noqday cinwaano gaaraya illaa 274,000,balse waxa uu Madaxweynuhu saaxib folllower la yahay hal cinwaan oo kaliya. Sida uu daabacay The Frontier halka cinwaan ee uu follower ama saaxib […]

Continue Reading

Wasiirka cadaalada oo ugu baaqay ehelka marxuumkii xabsiga dhexe ku dhintay inay aasan maydka

Wasiirka caddaaladda ee xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ugu baaqay ehelada iyo qoyska marxuum Xasan Kurtun oo ku geeriyooday xabsiga dhexe ee Xamar inay aasaan marxuumka ayna dowladu baaritaan ku sameyn doonaan sababta loogaga saaray isbitaalka lagu daweynayay. Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in tillaabo cad ay ka qaadi doonaan taliyiihii xabsiga dhexe ee […]

Continue Reading

Aqalka Wakiilada Maraykanka oo isku raacay xil ka xayuubinta Madaxweyne Trump

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa noqday madaxweynihii saddexaad ee Mareykanka soo mara ee Aqalka Wakiilada isku raacaan in xilka laga xayuubiyo. Trump ayaa sugaya in bisha Janaayo ay Aqalka Senatka ay u fariistaan xilka xayuubinta la gudbiyay inuu sax yahay iyo inkale,waxaana la filayaa in Aqalka Senatka uu diido  xilka xayuubinta maadaama ay ku badan […]

Continue Reading

Waa maxaay Forex Exchange Market?

Forex. Forex. Forex. Waa maxaay Forex Exchange Market? Waa Lacagta oo lafteeda Ganacsi laga sameeyo, Lacag lagu bedelanayo Lacag kale, Saameeynna ku leh Ganacsiga kale. Taariikhda Forex. Forex, waxaa Bilaabay Babylonian –kii hore ee Dalka Ciraaq, Dalka Masar waxaa laga isticmaali jiray 259 BC, waqtigii faraacinada. Suuqii ugu horeeyay ee Forex waxaa laga furay Magaalada […]

Continue Reading