Amiirka Qatar oo booqasho lama filaan ah ku tagay Iiraan
Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa maanta socdaal lama filaan ah ku tagay magaalada Tehran ee caasimada, si uu wada hadal ula yeesho Mas’uuliyiinta sar sare ee dalkaa uu ka mid yahay Madaxweyne Hassan Rouhani. Booqashada maanta oo Axad ah ayaa timid xilli xiisado kacsanaan ah ay ka taagan Khaliijka […]
Continue Reading