Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Abu-Dhabi (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Abu-Dhabi ee caasimadda dalka Imaaraatka Carabta. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey halkaas. Wuxuuna halkaasi ku tagay booqasho laba cisho ah. Madaxweynaha waxaa gegada diyaaradaha kusoo dhaweeyay Wasiirka Caddaaladda ee Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Mudane Sultan Bin Saciid Al Badi. Safarkan waxaa […]

Continue Reading

ONLF Oo Qoraal Ka Soo Saartay Go’aanka Barlamaanka Soomaaliya

Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO/ONLF) waxay soo dhawaynaysaa go’aankii ka ka soo baxay Golaha shacabka Dawladda Federaalka Soomaaliya 18 November, 2017 ee ku saabsanaa dhiibista Abdikariim Sh Muuse (Qalbi Dhagax) iyo meeqaamka (status) ururka (JWXO/ONLF). Golaha Shacabka ee Baaralamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu aqlabiyad aad u ballaadhan ku go’aamiyay: In dhiibistii C/kariim Sh Muuse ay ahayd […]

Continue Reading

Warmurtiyeed laga soo saaray Shirweynihii Diyaargarowga Ciyaaraha Gobolada

War Murtiyeed ayaa laga soo saaray shirweynihii ayaa looga hadlayay u diyaar garowga tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee dowlad gobolleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir kasoo lagu qaban doono magaalda kismaayo. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka socday maamulada iyo dowladda dhexe. Shirkaan ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo maanta u ambabaxaya safarkiisii 16-aad

Madaxweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa  inuu maanta u safro dibadda, Sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya Madaxweynaha ayaa u safri doona dalka Imaaraadka Carabta. Safarka Madaxweynaha ayaa la sheegaya in uu salka ku haayo xiisadda dhanka khaliijka ka taagan iyo sidii dowladda Imaaraadka uu kaga dhaacin lahaa […]

Continue Reading

10 Su’aalood hala weydiiyo Sanbaloolshe

Waa maalin kale oo culeeskeeda wadata, siyaasadda wajiyadda badan ee Somalia hadda waxa kusoo biirtay waaxda is eedeynta , Gudigii loo xil saaray kiiska Qalbi Dhagax waxey farta ku fiiqeen taliyihii shaqada laga eryay ee Nabad Sugida C/laahi Maxamed Cali Sabaloolshe kaas oo sidoo kale ah xubin ka tirsan Baarlamaanka Somalia. Sanbaloolshe ma joogin fadhigii […]

Continue Reading

RW Lubnaan Sacad Alxariiri oo gaaray Faransiiska

Ra’iisulwaasaraha is casilay ee dalka Lubnaan Sacad Alxariiri ayaa goordhow gaaray magaalada Paris Caasimadda Faransiiska. Alxariiri ayaa kasoo kicitimay Dalka Sucuudi Carabiya. waxa uuna kula kulmi doona Madaxweyana Faransiiska Emmanuel Macaron Qasriga Elysee. Xariiri ayaa 4 bishan ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Ra’iisulwasaare, isagoo Khubadiisa iscasilaada oo Talefishinka laga soo daayey ku sheegay inuu isku day […]

Continue Reading

Maxaa ka jira in ay Nairobi ku shireen Madaxweyne Xaaf iyo Sh. Shaakir?

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa warbaahinta gudaha waxa ay qorayeen in Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Hogaamiyaha Maamulka Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ay ku wadahadalo ku yeesheen Magaaalada Nairobi Caasimadda Dalka Kenya. Si aan u ogaano xaqiiqda warkaan ayaa la xariirnay qaar ka mid ah Madaxda Galmudug, iyagoo inoo […]

Continue Reading

SAADAAL-WACAN 2 …. W/Q: C/fitaax Cali Cabdalla

SAADAAL-WACAN 2 SAADAAL-WACAN Saadaal wacan qaybtii labaad ARAR: Qormadaan waxaan oga hadlaynaa dhacdooyin Dalka ka dhacay oo aan u aragno in ay katurjumayaan dib-u-soo kabasho, waxwadda qabsiga, iyo iskaashiga umadda Soomaaliyeed. Bulsho ku wadda nool Dal/deegaan waxbadan ayaa ka dhaxeeya, waxaa jira waxyaabo ubaahan in layska kaashaddo, sida in Musiibooyinka looga falceliyo siwadda jir ah, […]

Continue Reading

Barlamaanka oo maanta la horgeynayo Warbixinta Dhiibistii Qalbi-Dhagax

Guddigii loo xil saaray kiiska Sarkaalka lagu magacaabo C/kariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax ayaa Maanta lagu wadaa in ay warbixin dhameystiran horgeeyaan Golaha Shacabka. Xubnaha Guddigaan ayaa sheegay in baaritaankooda uu marayo meel gabo gabo ah isla markaana ay soo bandhigayaan. C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirkii hore ee amniga ee dowladda Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka […]

Continue Reading

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY(Qeyb-ta 5aad)

Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. Cutubka 2-aad:- HAL-XIRAALIHII HAMIGA. Qeyb-ta 5aad. Iyagoo ku gudo jira howl maalmeedkoodii, meheradoodiina maareynaya, ayaa waxaa dukaankii mudh soo yiri dhowr gab-dhood oo si wada jir ah u socda, waxayna bilaabeen inay weydiin iyo kaas immisaad siisaan iyo keer soo qabo ku mash-quuliyaan. Muddo saacad ku dhow ayay-na had-ba gees […]

Continue Reading