JERUSALEM Trump threatens to cut aid over UN Jerusalem vote

US President Donald Trump has threatened to cut aid to countries that vote in favour of a draft UNresolution condemning the US decision to recognise Jerusalem as the capital of Israel. Trump said at the White House on Wednesday the US would be “watching those votes” in the General Assembly. “They take hundreds of millions of dollars and even billions of […]

Continue Reading

C/raxmaan C/shakuur oo damiin lagu sii daayay

Waxaa goor dhow la sii daayay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo habeenkii axada aheyd ay ciidamada ammaanka xabsiga u taxaabeen, kaddib markii weerar dhiig ku daatay ay ku qaadeen gurigiisa. Wada hadalo iyo dadaalo aan kala go’laheyn oo ay ku lug lahaayeen Odayaasha dhaqanka madaxweyanayaasha Hirshabeelle, Galmudug, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo […]

Continue Reading

Xeer ilaalinta oo laga sugaayo maanta cadeymo ku filan kiiska Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur

Kadib markii shalay gabal dhicii maxkamadda Gobolka Banaadir la geeyay Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo dowladda Somaliya ku eedeysay inuu maleegayay arrimo ka dhan ah dowladnimada, ayaa maxkamadda Gobolka Banaadir waxa ay dalbatay in la keeno cadeymo ku filan eeda loo jeediyay Siyaasigan. Xafiiska Xeer ilaalinta Somaliya ayaa laga dalbaday muddo 24 saac gudahood inay […]

Continue Reading

Waa kuma Siyaasiga kale ee Xarigga loo diyaariyay?

Kadib Xariga C/Raxmaan C/Shakuur Warsame oo Maalintii sadexaad Xabsi ku jira Dowladda Somalia ayaa Qorshaynaysa in ay Siyaasi kale Mar siiso Wadadii C/C/Warsame.waxuuna ruuxaasi noqon karaa midkamida Shaqsiyaadka  ka ag dhow Siyaasiga xiran. Xog hoose oo ay heshay Shabakadda Ceelhuuronline ayaa sheegaysa la diyaariyay Waraaqdii lagu soo xiri lahaa Ray’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cumar […]

Continue Reading

C/raxmaan C/Shakuur oo la horgeeyey Maxakamad

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa galabta la horgeeyey Maxkamadda Gobolka Banaadir, kaasoo habeen hore Ciidamada ammaanka ay ka soo xireen gurigiisa. Xeer Ilaalinta ayaa ku soo eedeysay C/raxmaan dambiyo ay ka mid yihiin qiyaano qaran, inqilaab iyo kuwa kale, hase ahaatee Maxkamadda ayaa dalbatay in caddeeymo loo keeno eedeymahaas. Sidoo kale Xeer Ilaalinta ayaa dalbatay in […]

Continue Reading

Farmaajo”Waxaan Waqtigeyda ugu badan sii doonaa Ciidamada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay Ciidamada xoogga dalka inay laba jibaaraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo ka dhawaajiyay in la isku diyaarinayo howl gal. Madaxweynaha oo shalay kula hadlayay Saraakiisha ciidamada xoogga dalka xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegay in mar walba weerarka ay soo qaadaan Al-Shabaab, oo ay shacabka […]

Continue Reading

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Walaac Ka Muujiyay Ammaanka Sii Xumaanaya Ee Dalkaasi

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa sheegay in xukuumaddu ay samayn doonto wax kasta oo suurtagal ah si ay u xakamayso ammaanka sii xumaanaya ee dalka oo dhan. Desalegn oo la hadlay warbaahinta ayaa tacsi u direy qoysaska dadka ay saameeyeen dhibaatooyinka nabadgelyo darrada Bayaankiisa ayuu sidoo kale ku xaqiijiyay in dawladdu ay bilawday baaritaan […]

Continue Reading