Booliska jowhar oo gacanta kusoo dhigay aabe wiilkiisa gowracay
Taliyaha Ciidanka Booliska magaalada Jowhar Maxamed Siyaad Canjeex ayaa sheegay in ciidanka Booliska ay gacanta ku soo dhigeen aabihii xalay wiilkiisa ku gowracay mid ka mid ah xaafadaha Jowhar. Taliyaha ayaa sheegay in Cismaan Ibraahim oo wiilkiisa Ibraahim Cismaan Ibraahim xalay fiidkii ku gowracay Laanta Faanoole ee Xaafada Horseed ay gacanta ku soo dhigeen […]
Continue Reading