Xaaf:” Reer Cadaado iimaanka Allaha idin galiyo…” (Dhageyso)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo xalay wareysi siiyey idaacadda codka gobolada dhexe ayaa ka hadlay arimo xasaasi ah. isagoo aad u dhaleeceeyey xildhibaanada Cadaado. sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in aan laga hordhicin dib u eegista dastuurka. Mr. Xaaf ayaa waxaa ka muuqatay xanaaq, isagoo ku celceliyey erayga ah iimaanka allaha idin […]

Continue Reading

Aqalka Sare oo maanta ka doodaya arrinta DP World

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay loo qeybiyay Xeerkii ay maalin kahor soo meelmariyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ku aadanaa in dalka laga mamnuucay Shirkadda DP World. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sharci daro ku tilmaamay dhammaan heshiisyadii ay shirkadda DP World ka sameysay Soomaaliya, Waxaana ay sheegeen in guud ahaan laga mamnuucay Soomaaliya. […]

Continue Reading

Akhriso: Mooshin laga keenay Gudoomiye Jawaari

Dhaq dhaqaaqyada Mooshinka ka dhanka ah Guddoomiye Jawaari ayaa si rasmi ah u soo shaac baxay habeenkii xalay ahaa, iyadoo Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ay ka socdeen ololaha lagu saxiixayay Mooshinka. Mooshin kalsooni kala noqosho ayaa laga gudbiyay Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, kaasoo Xukuumadda iyo Madaxtooyada ay gadaal […]

Continue Reading

Daawo: Golaha Badbaadada Galmudug oo ku baaqay in la badbaadiyo Galmudug

Golaha Badbaadada iyo Midnimada Galmudug oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda magaalada Cadaado ayay kaga hadleen Xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay heshiiskii Galmudug iyo Ahlu sunna. Afhayeenka Golaha Diiwaan Macalin Cabdullaahi ayaa u ku eedeeyeen in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ku xadgudbay dastuurka Galmudug iyo qodobo kale. wuxuu shacabka Galmudug ugu baaqay […]

Continue Reading

Barlamanka Somaliland oo ka jawaabay Go’aankii Golaha Shacabka ee DP World

Xildhibaanada maamulka Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan ay  uga jawaabayeen go’aankii Shalay kasoo baxay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ku saabsanaa heshiiskii shirkadda DP World la gashay Somaliland. Kulanka Xildhibaanada waxaa shir godoominayay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax , waxaana uu sheegay inaanay qodobadii shalay ay soo saareen Baarlamaanka Soomaaliya ahayn waxba khuseyn Somaliland. […]

Continue Reading

Aqalka Sare oo Isku raacay in Guddi loo saaro Kiiska Cabdi qeybdiid

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Kulanka oo socday Saacado badan  ayaa ugu dambeyntii Xildhibaanada Aqalka Sare ay soo jeediyeen in loo saaro guddi, maadaama Xildhibaan Cabdi qeybdiid uu sheegay in uusan ku qanacsaneyn Guddigii uu Madaxweyne Farmaajo uu u xilsaaray Kiiskiisa. Waxaa […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo kormeeray Shaqada Guddiga Dib u eegista Dastuurka (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta kormeeray shaqada  dib u eegista dastuurka. Guddigan oo ka kooban 12 xubnood ayaa waxaa soo xulay Galmudug iyo Ahlu sunna. waxaana howshooda ku wehliya khubaro ka taageereeya howsha dib u eegista Dastuurka. Guddiga ayaa Madaxweynaha uga warbixiyey in ay gababo u marayo dib u eegista […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo shaqo maalmeedkiisa u wareejiyey W. Gashandhigga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta ku sugan xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa halkaasi kulamo kula leh saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo halkaasi ku soo dhaweeyey. Ujeedada ayaa ah sidii madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo […]

Continue Reading

Barlamaanka Somalia oo Laalay Heshiiskii Dekeda Berbera

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta xaruntooda ku yeeshay kulanka 1aad ee kalfadhiga 3aad ayaa ansixiyay xeer dhowraya gobanimada iyo midnimada geyiga Soomaaliya Xeerkan waxaa lagu sheegay qodobo muhiim ah, waxaana ka mid ah: Qodobka 1aad Heshiis caalami ah waxaa jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya u geli kara oo keliya xukuumadda federaalka ah ayadoo sharci ahaan […]

Continue Reading