Malaysia: Anwar ibrahim oo Xabsiga laga sii daayey
Dowladda Malaysia, ayaa shaacisay in ay xabsiga ka siideysay Siyaasiga Caanka ah ee lagu Magacaabo Anwar Ibrahim,arrintaas oo wadada u xaaraysa in uu ku soo laabto siyaasadda Malaysia. Mahathir Maxamed Ra’iisulwasaaraha cusub ayaa cafiska u fidiyay Anwar subaxnimadii Arbacada. Mar ayaa loo arkayay hogaamiyaha mustaqbalka, waxaana loo xiray wax isdabomarin iyo dambiyo kale, ka dib […]
Continue Reading