Akhriso magaca Oday goordhow Muqdisho lagu dilay

Rag ku hubeysnaa Bastoolado ayaa  waxa qeybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolkan Banaadir ay ku dileen Oday dhaqameed ka mid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Deerow Dhaqane Maxamed,waxana la sheegay in dadkii ka dambeeyay dilkiisa ay goobta ka baxsadeen. Al-Shabaab ayaa sheegtay […]

Continue Reading

Duqa Muqdisho oo baaq u diray Dhaliyarada Caasimadda

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ugu baaqay dhalinyarada ku nool Caasimadda in ay ka qeyb qaataan nabadda iyo horumarka, maadaama ay yihiin mustaqbalkii dalka. Eng. Yarisow ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu ahmiyad gaar ah siiyay sidii dhalinyarada shaqo loogu abuuri lahaa, si ay horumarka dalkooda […]

Continue Reading

Dowlednimada Yaan Lagu Ciyaarin.

Dowlednimadu waxaa lagu mithaalaa Ciyaartaa Qori isu dhiib oo kale waxaana tusaale kuugu filan Maanta waxaa jooga Madaxweyne la doortay, Shalay waxaa joogey Madaxweyne kale berinna hadii Alle idmo waxaa imanaya Madaxweyne hor leh. Waxaan arkay wareegto uu soo saaray Duqa Magaalada Muqdisho taasoo lagu sheegay in aaney waxba ka jirin Heshiisyadii ay dowladihii hore […]

Continue Reading

Dagaal maalintii labaad ka socda koofurta gobolka Mudug

Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay deegaanka Maamiye ee u dhaxeeya Caad iyo Camaara koofurta gobolka Mudug. Dagaalka ayaa u dhaxeeya dadka deegaanka iyo ururka Alshabaab, waxaana ururka Alshabaab barqanimadii maanta weerarka kusoo qaadeen ciidanka deegaanka, dagaalka oo soo gaaray duhurkii dib loo riixay ciidankii Alshabaab. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidanka deegaanku ay gacanta […]

Continue Reading

Daawo: Cabdikariin Sh. Muuse Qalbidhagax oo ku wajahan Kenya

Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa hadda ku sugan garoonka diyaaradaha Addis abeba caasimadda itoobiya isagoo ku wajahan Magaalada Nairobi dalka Kenya. Muuqaal goordhow laga soo duubay ayaa muujinaya isagoo fadhiya qeybta VIP-da garoonka diyaaradaha, sidoo kale Magaalada Nairobi ayaa caawa waxaa ka socda diyaargarowga soo dhaweynta Masuulkaan oo dowladda Federaalka Soomaaliya u dhiibtay itoobiya sanadkii […]

Continue Reading

Daawo Sawirada: Wafdigii Maanta booqday Magaalada Hobyo

Magaalada Hobyo gobolka Mudug ayaa maanta waxaa booqasho ku tagay wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Madaxweynaha ayaa waxaa booqashadiisa ku wehliyey wasiirka Dekedaha Soomaaliya Marwo Maryan Aweys, Masuuliyiin ka socda dalka Qadar iyo xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka. Madaxdaan ayaa kormeeray dekeda Hobyo, oo uu horay u dhagax […]

Continue Reading