Sawirro:-Madaxweynaha Suudaan Oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirka Soomaaliya
Madaxweynaha Dalka Suudaan Mudane Cumar Xasan Al-bashiir ayaa maanta oo Isniin ah Warqadaha Aqoonsiga Danjirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono Suudaan Mudane Cabdi Risaaq Axmed Shoole. Safiir Cabdirisaaq ayaa ugu horeyn Madaxweynaha Suudaan u gudbiyay Salaan uu kaga siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmajo. Madaxweyna Cumar Xasan Axmed […]
Continue Reading