Deg Deg: Dowladda Itoobiya oo sheegatay in ay la wareegtay Makelle
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay si buuxda ula wareegtay gacan ku haynta Magaalada Makelle ee caasimadda Ismaamulka Tigree kadib dagaal iyo duqeyn culus oo maanta ku bilaabatay Magaaladaasi. Taliyaha Ciidamada Itoobiya General Berhanu Jula ayaa sheegay in Ciidamada Dawlada ay caawa la wareegeen gacanta ku haynta magaalo madaxda gobolka Tigray ee Makelle . War qoraal […]
Continue Reading