Wasiir Cismaan Dheere:” Dowlada Federaalka ha ixtiraamto dastuurka Galmudug”

Warsaxaafadeed uu soo saaray wasiirka wasaaradda Dastuurka iyo dib u heshisiinta Galmudug Cismaan Cali Socdaal (Cismaan dheere) ayuu kaga hadlay doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo faragalinta dowladda Federaalka ay ku hayso doorashada. Wasiirka ayaa dowlada ka codsaday in barlamaanka Galmudug loo daayo howlaha doorashada Madaxweynaha Galmudug. Halkaan ka aqriso warsaxaafadeedka.

Continue Reading

Ciidamada Alshabaab oo qabsaday degmada Ceelbuur

Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan maamulka Ahlu sunno ciidamada itoobiya ayaa shalay isaga baxay degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Ciidamada ka soo baxay Ceelbuur ayaa gaaray degmada Dhuusomareeb, waxaana la filayaa in ciidamada itoobiya inay isaga baxaan gabi ahaan gobolka Galgaduud. Ilo wareedyo muhiim ah ayaa inoo sheegay in dowladda itoobiya ay arintaan […]

Continue Reading

Sawirro: Musharax Prof Shirwac oo Galkacyo lagu soo dhaweeyey

Prof Cabdulqaadir Maxamed Shirwac oo ah Musharax u taagan qabashada Xilka Madaxtinimada Galmudug ee La Filaayo in ay 10 April ka Qabsoonto Magaalada Cadaado ee Xarunta Kumeelgaarka ee Galmudug ayaan Maanta soo gaaray Magaalada Galkacyo. Waxana Garoonka Diyaaraha Oshaco Si Weyn ugu So Dhaweeyey mas’uuliyiinta Maamulka gobolka Mudug, kan Dagmada Galkacyo, Xildhibaano iyo Wasiiro Galmudug, […]

Continue Reading

LABADII MURASHAX MIDKII LACAG LAHAA WEYN!!!

LABADII MURASHAX MIDKII LACAG LAHAA WEYN!!! Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug (DGG) waxa uu kamid yahay Dowlad Goboleedyada ka jira Dalka Soomaaliya ee loo dhisay sidii loo hirgalin lahaa Nidaamka Federaalka (Federal System). 4/JULY/2015 waxaa xilka Madaxtinimada Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ku tartamay Murashaxiin gaaraysa 6-murashax, waxaa wareeggii ugu dambeeyay isugu soo haray Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Axmed […]

Continue Reading

Aabihii baariga ahaa ee lagu Gowracay Gal-Gaduud Cabdi Diiriye Cadaawe (Fadlan aqri)

Aabihii baariga ahaa ee lagu Gowracay Gal-Gaduud Cabdi Diiriye Cadaawe (Fadlan aqri) Dadka ku nool Gal-Gaduud abaarta waxaa u dheer gumaadka askarta Itoobiya ee magaca Amisom ku jooga Somalia kuwaas oo tacdi badan ka geystay halkaas labadii sano ee ugu dambeysay. Askarta Itoobiya ee fadhiga kuleh dagmada Ceelbuur ee gobalka Gal-Gaduud ayaa dil arxan daro […]

Continue Reading

C/kariin Guuleed oo ka hadlay Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Madaxweynihii hore Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii ugu hireysay ka hadlay doorashada Madaxweynaha Galmudug. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebookga ayaa u qornaa sidan: TALO SOO JEEDIN Ayadoo laga Anbaqaadayo wararka niyadwanaaga iyo yadadiisha leh ee ka soo baxay Maamulka Ururka.Culumada Ahlu Sunna, lana tixgalinayo taladii Raisu Wasaare Xasan kjeyre, lagana faaideysanayo casharadii laga […]

Continue Reading