SahleWork oo loo doortay Madaxweynaha Itoobiya
Baarlamanka Dalka Itoobiya ayaa goordhow u doortay Madaxweyne Haweeneey lagu Magacaabo, SahleWork Zewde ,markii uu is-casilay hoggaamiyihii hore ,Mulatu Teshome. Ms,Sahle-Work, ayaa ah khabiir in badan kasoo shaqaysay Qaramada Midoobay, lehna aqoon maamul iyo waaya argnimo wanaagsan. Hadal kooban oo ay ka hor-jeedisay Baalmanka ayay kaga hadashay muhiimadda ay leedahay ilaalinta nabadda Dalka, sida ay sheegtay […]
Continue Reading