Home » Archives by category » Wararka Dibadda (Page 3)

Maraykanka oo Digniin u diray Sacuudiga

Share This Post

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Rex Tillerson ayaa uga digay Sacuudiga “cawaaqibta” ka dhalankarta falalka ay ka geystaan ​​Bariga Dhexe. Digniinta xoghayaha ayaa timid Jimcadii isagoo booqasho ku tagay magaalada Paris,ee cariga Faransiiska, halkaas oo uu uga faalooday dhaqanka Riyadh ee ku wajahan Yemen, Qadar iyo wadamada kale ee dariska.…

Fadeexad ka dhalatay kabaha booliska Kenya

Share This Post

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Kenya ayaa lumisay lacag ka badan 1.7 milyan oo dollar, ka dib musuq maasuq ka dhashay kabo loo iibinayay booliska dalkaasi, sida lagu ogaaday baaritaan rasmi ah oo la sameeyay. Warbixin uu soo saaray hanta-dhowrka guud ee Kenya, Edward Ouko, ayaa lagu sheegay in qaar badan…

Qaramada Midoobay oo Cambaaraysay Go’aankii Trump ee Qudus

Share This Post

Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka laga reebo Maraykanka waxay cambaareeyeen go’aankii uu madaxweyne Trump magaaladaasi ugu aqoonsaday caasimadda Israa’iil. Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Bariga Dhexe, Nickolay Mladenov, ayaa ka digay in tallaabada Maraykanka ay…

Banaanbaxyada looga soo hor jeedo Go’aankii ee Qudus oo sii kordhaya

Share This Post

Banaanbaxyo loogaga soo horjeedo go’aanka Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ku gaaray in uu u aqoonsado magaalada Qudus caasimada Israel ayaa ka dhacay magaalooyin badan oo dunida ah. Isku dhacyo dhex maray shacabka Falastiiniyiinta iyo ciidamada Israel ayaa ka dhacay xadka Israel iyo Gaza waxaana ku dhintey hal ruux halka…

UNHCR oo ka digtay dib u celinta Bohingaha

Share This Post

Hay’adda qaxootiga Adduunka ee UNHCR ayaa ka digtay in dib loo celiyo Dadka kasoo jeeda qoomiyadda Rohingaha ee ku sugan Dalka Bangaladhesh, iyadoo aan la hubin xaaladda goobaha la dejinayo oo ay weli ka jiraan tacaddiya ka dhan Muslimiinta laga badan yahay. Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ayaa sheegtay in marka…

Erdoğan oo isku yeeray Hugaamiyaasha Islaamka!

Share This Post

Madaxtooyada Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegtay in uu iskugu yeerayo hogaamiyeyaasha dowladaha ururka Iskaashiga Islaamka si loo qabto shir madaxeed degdeg ah oo ka dhacaya magaalada Istanbul kuna saabsan go’aanka Mareykanka ee arrimaha Qudus. Afhayeenka Madaxtooyada Turkiga Irbrahim Golen oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in shir madaxeedkaan looga…

Jordan oo Maraykanka ugu baaqday in uusan Qudus u aqoonsanin caasimadda Israa’iil

Share This Post

Wasiirka arrimaha dibadda ee Jordan ayaa Maraykanka uga digay cawaaqib halis ah haddii uu Qudus u aqoonsado caasimadda Israa’iil. Ayman Safadi ayaa sheegay in uu wasiirka arrimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson u sheegay in ku dhawaaqidda arrintaas ay keensan doonto caro wayn oo ay qaadaan Carabta iyo Dunida Muslimka.…

Falastiin oo Trump uga digtay Inuu Safaarada Mareykanka Ee TelAviv U Soo Guuriyo Bariga Qudus.

Share This Post

Xafiiska Madaxwaynaha Falastiin iyo saraakiil sare oo ka mid ah maamulka ayaa uga digay saamaynta ka dhalan karta hadii la iska dhaga tiro codsigooda ku aadan in Bariga Qudus ay tahay caasimadda gobolka ee mustaqbalka. Digniinta ayaa imaanaysa iyadoo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu go’aan ka gaarayo horaanta toddobaadka soo…

(Sawiro) Farmaajo oo ka qayb galay Caleema-saarkii Kenyatta

Share This Post

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda ka socotay dalalka caalamka kala qeyb galey xafladda caleema saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka dhacdey Garoonka Ciyaaraha ee Kazarani ee magaalada Nairobi. Munaasabaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa khudbad ku aaddan hiigsiga, horumarka Kenya iyo…

Muwaadin Soomaali ah oo lagu xiray Australia

Share This Post

Booliska wadanka Australia ayaa xabsiga dhigay nin dhalinyaro ah oo  asalkiisu yahay  Soomaali kaasoo lagu eedeeyay in uu qorsheynayay weeraro ka dhan ah dadka Australianka ah xilliga Ciidda Masiixiga. Ninkan oo aan magaciisa la shaacin ayaa laga soo qabtay guri uu ka degenaa halka lagu magacaabo Werribee, oo qiyaastii 32…