Madaxweyne Xaaf oo magacaabay gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Galmudug

Shabakadda Ceelhuur Online [ceelhuur.com] ayaa heshay document muujinaya in Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf u magacaabay mudane Axmed Yuusuf Cabdulle gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Galmudug. Warqadda oo ku taariikheysan 15 Luulyo ayaa cadeynaysa in mudanahaan muddo 6 bilood ah si kumeelgaar ah usii haynayo xilkaan, inta laga qabanaayo doorashada gudoomiyaha rugta […]

Continue Reading

MA JIRTO LACAG CUSUB OO LA SOO DAABACAYO.

MA JIRTO LACAG CUSUB OO LA SOO DAABACAYO. Qof kasta waa jecelyahay in uu ubad dhalo, laakin ma jecla Dhicis aan loo heeyn dhala lagu koriyo, lana hubo in uu saqiirayo marka lagu rafaado kadib. A-Taariikhda Bangiga dhexe. Taariikhda Bangiga dhexe ee somalidu waxa ay ka soo bilaabanee waqtigii maxmiyada UN aan galnay, United Nation’s […]

Continue Reading

Soomaaliya oo yeelanaysa Lacag cusub

Gudoomiyaha Bankiga Dhexe Bashiir Ciise Cali ayaa Sheegay in Sanadkan ay Soo Daabici Doonaan Lacago Cusub oo Shilin Somali ah Waxaana ku Baxaya 60 Milyan. Lacagta ayaa qorshaha laga leeyahay ah sidii ay uxoojin leheyd Awooda Lacagta Shilinka Soomaaliga oo hada Suuqyada qaar Gabaabsi ka ah Waxa ay Daba Socotaa Hoos udhaca Mudooyinkan ku Yimid […]

Continue Reading