Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulka Puntlad kaddib doorasho ka dhacday halkaas.
Waxaa uu wareegi labaad ee doorashada kaga guuleystay Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed oo helay codad gaarayo 17 halka Abwaan Cabdirashid uu helay 46 cod.
Arrintani ayaa kusoo begmeysa xilli dhawaan xildhibanaada Puntland ay xilka ka qaadeen guddoomiyihii hore ee baarlamaanka,Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo).
Halkaan ka daawo Muuqaalka Doorashada.