MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “REER BAXDO, WAXAAD SAAKA CASHAR LAMA ILAAWAAN AH U DHIGTEEN ARGAGIXISADA IDIN SOO WEERARTAY.”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “REER BAXDO, WAXAAD SAAKA CASHAR LAMA ILAAWAAN AH U DHIGTEEN ARGAGIXISADA IDIN SOO WEERARTAY.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey shacabka degmada Baxdo ee Gobolka Galguduud sida naf-hurnimada leh oo ay isaga difaaceen argagixisada Alshabaab oo saaka weerar bahalnimo ah ku soo qaaday deegaankaas. . Madaxweynaha ayaa […]

Continue Reading

Daawo: Alshabaab oo 44 Askari looga dilay Baxdo

Kooxda Alshabaab ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, waxaana iska caabin xooggan kala horyimid ciidamada deegaanka iyo daraawiishta Galmudug. Dagaalka oo qaatay qiyaastii saddex saacadadood ayaa kooxda Alshabaab waxaa kasoo gaaray jab xooggan, waxaana tirada guud ee meydadka ay ka carareen gaarayaan 44 nin oo ay ku jiraan saraakiil ( […]

Continue Reading

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY BANGIGA ADDUUNKA XOOJINTA TAAGEERADOODA SOOMAALIYA.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo Kristina Svensson ayaa kala hadlay xoojinta wadashaqeynta Bangiga Adduunka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Marwo Kristina Svensson ayaa tilmaantay in Bangiga Adduunka uu dowladda Soomaaliya ku taageerayo 100 malyan oo doolar 12-ka bilood ee soo socda, si wax looga qabto […]

Continue Reading

Madaxweyne Xasan Sh. oo magacaabay Ra’iisulwasaare cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah ugu magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka codsaday Xildhibaannada Baarlamaanka in ay degdeg u ansixiyaan, si uu uga howl galo arrimaha hortabinta u leh dowladdnimada Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi […]

Continue Reading

TOR – TVET Mid – Term External Evaluation

      TERMS OF REFERENCE   Mid – Term External Evaluation:   Technical and Vocational Education Training – Galkayo South TVET Project-Galmudug State titled “Promotion of employment of former pastoral women, men and youth” – Code: K-SOM-2020-0362.   1.     Introduction Centre for Peace and Democracy (CPD with the support of German Federal Ministry of […]

Continue Reading

TERMS OF REFERENCE FOR ENUMERATORS FOR TEMPORARY ASSIGNMENT IN HOUSEHOLD SURVEY

TERMS OF REFERENCE FOR ENUMERATORS FOR TEMPORARY ASSIGNMENT IN HOUSEHOLD SURVEY Position Title: Enumerator 9 people (3 per district) Duty Station/Locations: Abudwak, Adado and Galkayo South Districts – Host community and IDPs Position Category: Temporary – based on the required timeframe Contract Period: 10 days Reporting To: Project Manager Dates Required : Immediately Introduction Centre […]

Continue Reading

Wadahadalka Bulshada kadib khilaafaadka Doorashada (Sawirro)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-U heshiinta Dowladda Galmudug Ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug  ku qabatay kulan looga hadlayay Wacyi-gelinta Nabada iyo xalinta khilaafaadka ee ka dhashay doorashooyinka. Kulanka ayaa Waxaa ka soo qeyb galay Bulshada qeybaheeda Kala duwan sida odayaasha Dhaqanka, Dhalinyarada, Haweenka iyo qeeyba kala duwan ee bulashada. Wasaaradda Arimaha Gudaha […]

Continue Reading