TABABAR KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA EE WARBAAHINTA DIGITALIGA AH OO LAGU QABTAY DHUUSAMAREEB.

TABABAR KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA EE WARBAAHINTA DIGITALIGA AH OO LAGU QABTAY DHUUSAMAREEB. Tababbarkan waxaa soo qaban-qaabiyay Waaxda Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya iyada oo ay soo qaban qaabisay Shabakadda Horumarinta Haweenka Warbaahinta ka jira ee Galmudug (Galwomen) waxaana xalay Dhuusamareeb ku qabsoomay tababarka ku […]

Continue Reading

Advert for Rehabilitation of Berkads and Repair Solar Street Lights

The Centre for Peace and Democracy (CPD) Requests Qualified contractors who wish to be considered for the proposed works who meet the below listed requirements; Valid Certificate of Registration from Galmudug State Valid Tax Compliance Certificate from Galmudug State Valid Business Permit from Galmudug State Past Experience of similar Interested companies are advised to collect […]

Continue Reading

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka jira Waqooyiga Muqdisho

Waxaan soo baxaya faahfaahino la xiriira ciidamo ka tirsan Milatari ah oo diidan muddo kororsiga Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday ee Farmaajo oo soo gaaray duleedka Waqooyi ee magaalada Muqdisho. Ciidamadan oo wata gaadiid faro badan oo kuwa dagaalka ah ayaa isaga soo baxay saldhigyo ay ku sugnaayeen deegaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka […]

Continue Reading

Dhaqaale la’aan soo wajahday Dowladda Soomaaliya (Video)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in lacagaha lagu kabi jirey miisaaniyada dowlada laga jartay taasina ay ka dhalatay dhaqaalo la’aan. “Kabkii nala siin jiray waxaa nalaga jaray Agost, Sacuudiga oo lacag noogu deeqayna waxay naga dhamaatay December, Qatar waxa ay nasiisay xoogaa weyna dhammaadeen, marka maanta waxa aan ku […]

Continue Reading

WAR-SAXAAFADEEDKA GOLAHA AMMAANKA EE KU SAABSAN XAALADDA SOOMAALIYA

Xubnaha Golaha Ammaanka waxay walaac xooggan ka muujiyeen sii socoshada is-mari-waaga siyaasadeed iyo khilaafka u dhexeeya madaxda siyaasadda ee Soomaaliya ee ku aaddan hanaanka doorashooyinka. Xubnaha Golaha Ammaanku waxay dib u milicsadeen horumarka ballaaran ee laga sameeyay Soomaaliya tobankii sano ee la soo dhaafay, oo ay ku jiraan sugidda amniga, dimoqoraadiyadda, dib u hagaajinta siyaasadda […]

Continue Reading

WAR-MURTIYEED: Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika

WAR-MURTIYEED Waxaa ansaxiyay Golaha Nabadda iyo Amniga ee (PSC) ee Midowga Afrika (AU) kulankoodii 993rd ee ay qabteen 22kii Abriil 2021, kaasoo looga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya: Golaha Nabadda iyo Amniga Markuu arkay furitaankii Wakiilka Joogtada ah ee Jamhuuriyadda Jabuuti ee AU iyo Guddoomiyaha PSC bishii Abriil 2021, H.E. Danjire Mohamed Idriss […]

Continue Reading

Video: Shaqaaqo ka dhacday garoonka diyaaradaha Muqdisho

Shaqaaqo u dhaxeysay Nabadusgida dharcada iyo shaqaalaha Waaxda Socdaalka ayaa saaka ka dhacday gudaha garoonka diyaaradaha, gaar ahaan qeybta dadka ka soo dega diyaaradaha caalamiga, gacan ka hadal ka dhashay muran labada dhinac soo kala dhex galay ayaa sababay inuu burbur soo gaaro muraayadihii miiska Immigration-ka iyo qalabkii yaallay qeybta hubinta ee dal ku galka […]

Continue Reading