Ujeedada Safar MD Qoorqoor ee Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta gaaray Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Maamulka Degmada iyo saraakiisha amniga ee Gobolka Mudug iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha ayaa si aan horey looga baran deg deg dib ugu soo laabtay deegaanada Galmudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo, […]

Continue Reading

Waa kuma ninkii isku qarxiyey Wisil?

Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay magaca iyo degaanka uu kasoo jeedo is-miidaamiyihii 27-dii June, 2021 isku-qarxiyey saldhiga ciidamadda Dowladda iyo kuwa Galmudug ee degaanka Wisil ee bartamaha Soomaaliya. Sida ay ku warantay idaacadda ku hadasha afka Al Shabaab, is-miidaamiyaha waxaa lagu magacaabaa “Sagaar Mad Huroow oo ku magac dheeraa Cabdillaahi Jeeri”. Cabdullahi Jeeri ayaa, sida ku […]

Continue Reading

Baabuurta korontada ku shaqeysa xal ma u noqon doonaan dhibaatadda is-beddelka cimillada adduunka?

Baabuurta korontada ku shaqeysa xal ma u noqon doonaan dhibaatadda is-beddelka cimillada adduunka? Is-beddelka cimillada wuxuu saameynayaa dunida oo dhan. Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay in 150,000 oo ruux sannad kasta ay u dhintaan sababo la xiriira is-beddelka cimillada. Barnaamijka Deegaanka ee Qaramada Midoobay (UNEP) ayaa ku qiyaasay in kor u kaca 150-sintimitir ee […]

Continue Reading

Liselott Lindstrom oo wareysatay Mid ka mid ah ragga loogu baadi goobka badanyahay Itoobiya

Liselott Lindstrom oo ah wariye ka socota warbaahinta Yle ee Finland oo la kulantay mid ka mid ah ragga loogu baadi goobka badanyahay Itoobiya ee ku dhuumaalaysanaya buuraha fog fog ee Tigray. Halkan ka akhriso maqaalkii ay ka qortay kulankeedii Getachew Reda: Tigray/ Addis Ababa. Waa nin ku dul fadhiya kursi loox ah oo gacanta […]

Continue Reading

Xogta Weerarkii Alshabaab ku qaaday Wisil

Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayaa weerar ay ururka Alshabaab saaka aroortii ku qaadeen magaalada Wisil oo 60 km u jirta degmada Hobyo gobolka Mudug. Weerarka ayaa ku bilowday qarax ismiidaamin ah oo ay Alshabaabku la beegsadeen Albaabka xerada ciidamada Daraawiishta Galmudug ku lahaayeen halkaas, waxaana kadib shabaabku dagaal la galeen ciidankii ku sugnaa xerada, […]

Continue Reading

JOB ADVERT-PROJECT ENGINEER

INTRODUCTION Centre for Peace and Democracy (CPD) is a national non-governmental and non-profit organization that works in South Central Somalia with the vision of a poverty-free and sustainably-developed Africa. CPD’s scope of work spans across the humanitarian, development, peace building and governance spectrum. The organization is currently recruiting a competent and qualified Project Engineer based […]

Continue Reading

RW Rooble iyo Madaxda DG oo ku balamay Shir

Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa caawa wada hadal dhanka qadka Zoom-ka ku yeeshay, iyadoo wada hadalkan uu ahaa kii u horreeyay kaddib saxiixii heshiiskii doorashada ee 27 May. Ilo ku dhow dhow wada hadalka Mas’uuliyiinta ayaa sheegaya inay isku raaceen in Sabtida soo socota shir Muqdisho isugu imaan doonaan […]

Continue Reading

Sarkaal XDS oo lagu dilay Muqdisho

Waxaa xalay Magaalada Muqdisho lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka kumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliya. Dilka ayaa ka dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir dilka waxaa geesteyn rag ku hubeysnaa Bastoolado, waxayna dileen marxuunka xili uu kusii jeeday hoygiisa oo ku yaalla Wadajir. Sarkaalka la toogtay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cali Yarami, […]

Continue Reading