Advert for Vehicle Hire

INVITATION FOR BIDS Local Competitive Bidding (LCB) for Emergency water, sanitation and hygiene intervention for vulnerable and displaced communities in Adado District – SOM21/3485/RA2/WASH/NGO/19863. No. REFRENCE # 23/8/2021 ITEM DESCRIPTION 1 SOM21/3485/RA2/WASH/NGO/19863/01/2021 Vehicle Hire – Toyota Land cruiser 4×4 ,5 – Seater Deadline for Application 29 th August 2021. The Centre for Peace and Democracy […]

Continue Reading

Loolanka Doorashada Aqalka Sare ee Galmudug

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug waxaa kusoo qulqulaya Musharaxiinta u tartamaya Aqalka Sare, Shalay waa halkaas gaaray Madaxweynihii hore Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, sidoo kale maanta waxaa tagay Dhuusamareeb Gudoomiye ku xigeenka 1aad Aqalka Sare Sanator Abshir Bukhaari. Guddoonka Barlamaanka Galmudug ayaa maanta magacaabay 12 Xildhibaan oo ah guddiga maamulaya doorashada Aqalka Sare, […]

Continue Reading

Dagaalka Koofurta gobolka Mudug

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo daraawiishta Galmudug ayaa saaka barqadii dagaal ku qaaday fadhiisimo ay Ururka Alshabaab ku lahaayeen deegaanka Qodqod oo u dhaxeeya Sirgo iyo Camaara koofurta gobolka Mudug, Ciidamada ayaa duhurkii la wareegay difaacyadii ay Alshabaab ku lahaayeen halkaas. Ujeedada Gulufka ayaa ahaa sidii Ciidamada isgarabsanaya ula wareegi lahaayeen Magaalada Camaara oo ah magaalo […]

Continue Reading

RW Rooble oo soo dhaweeyey Jadwalka Doorashada Xildhibaanada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay jadwalka hannaanka doorashooyinka labada aqal ee BFS ee uu soo saaray Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT. “Waxaan soo dhaweynayaa oo bogaadinayaa jadwalka ay shaaciyeen guddiga maamulka doorashooyinka ee heer federaal, kaas oo si faahfaahsan u qeexaya xilliyada iyo qaabka ay u dhaceyso […]

Continue Reading

Jadwalka Doorashada Xildhibaanada BFS

WARSAXAAFADEED Shaacinta Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) 2020/2021 Si waafaqsan mas’uuliyadda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) ka saaran hirgelinta doorashooyin degdeg ah, waqtigooda ku dhaca, xor iyo xalaal ah iyo baahida loo qabo in la bilaabo geeddi-socodka doorashooyinka iyada oo laga hor tegayo dib u dhac dambe, […]

Continue Reading

Xogta Dagaalkii Koofurta Gobolka Mudug

Ciidamada Xoogga Dalka, NISA, iyo Daraawiishta Galmudug ayaa saaka aroortii dagaal la’aan kula wareegay Magaalada Bacaadweyne iyo deegaanada Qaycad, Sabeeno gowrac, iyo cimaamado oo ay ka baxeen Alshabaab. Alshabaab ayaa galinkii dambe ee maanta weerar ku qaaday fariisimihii ciidamada huwanta, waxaana dagaal culus ka dhacay labada deegaan Qaycad iyo Cimaamado. Aagga Qaycad Qaycad waa dhul […]

Continue Reading