Author: admin
Sh. Shariif oo ka hadlay khilaafka Rooble iyo Farmaajo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo goordhoweyd shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay Kiiskii dilka Ikraan Tahliil iyo khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, isagoo nasiib darro ku tilmaamay khilaafka Madaxda, kaasoo uu sheegay inuu caqabad ku keeni karo habsami u socodka doorashada. Shariif oo hadalkiisa ahaa mid aad u degan oo […]
Continue ReadingMadaxweyne Farmaajo oo ka horyimid Xil ka qaadistii Wasiir Xundubey
Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid Xil ka qaadistii Wasiir Xundubey “Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ilaa ay ku timaaddo si waafaqsan Dastuurka KMG ah ee dalka. Madaxweynaha oo cuskanaya Qodobka 90aad, Xarafka (e) ee […]
Continue ReadingRW Rooble oo magacaabay Wasiirka Amniga DFS
RW Rooble oo magacaabay Wasiirka Amniga DF “Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka, tayeynta Hay’ddaha aminga iyo howlaha Baaxadda leh ee horyaalla XFS, waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 08/09/2021 Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur u magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay wasiirkii […]
Continue ReadingHirshabeelle: Aqriso Liiska Musharixiinta Aqalka Sare
Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa soo saaray liiska Musharaxiinta Aqalka Sare. Madaxweynaha Hirshabelle ayaa u muuqda in uu ka duwan yahay madaxda maamulada kale, maadaama kuraasta Aqalka Sare uu u wada furay Musharaxiin badan.
Continue ReadingRooble oo u jawaabay Farmaajo (Aqriso)
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxed Xuseen Rooble wuxuu soo dhawaynayaa Aqbalaadda Madaxwaynaha ee Shaqo ka joojintii Agaasimihii Hore ee NISA Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Ra’iisulwasaaruhu wuxuu farayaa Agaasimaha Guud ee KMG ah ee NISA Sarreeya Guud Bashiir Maxed Jaamac in uu si deg deg ah u bilaabo shaqadiisa, sidoo kale Saraakiisha Hay’adda Sirdoonka iyo […]
Continue ReadingMD Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Lataliyaha Amniga Qaranka iyo Kusimaha HNSQ
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Lataliyaha Amniga Qaranka iyo Kusimaha HNSQ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya darda-gelinta, horumarinta iyo joogtaynta hawlaha baaxadda leh ee horyaalla hay’adaha amniga, waxa uu Xeer Madaxweyne ku soo saaray qodobadan; Madaxweynaha wuxuu aqbalay istiqaalada uu usoo gudbiyay Agaasimahaha Hay’adda Nabad Sugidda […]
Continue ReadingAdvert: Delivery of Covid-19 Supplies
The Centre for Peace and Democracy (CPD) Requests Qualified contractors who wish to be considered for the proposed delivery of stated items to meet below listed requirements; Valid Certificate of Registration from Galmudug State Valid Business Permit from Galmudug State. Past Experience of similar Work. Interested companies are advised to collect a complete set of […]
Continue ReadingDagaal ka dhacay Camaara
Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay saaka Aroortii Alshabaab ku qaadeen magaalada Camaara ee gobolka Mudug. Weerarkan ayaa ku bilowday qarax gaari ismiidaamin ah oo lala beegsaday saldhig ciidamada Dowladda, waxaana kadib xigay dagaal culus. Dagaalka ugu culus ayaa ka dhacay kalabeyrka oo ah isgoys muhiim oo isku xira Camaara, Bacaadweyne iyo Sirgo. […]
Continue Reading