4 Xisbi oo war murtiyeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka
Afar xisbi siyaasadeed oo mucaaradka ah ayaa war murtiyeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka, kaddib kulan labadii maalmood ee la soo dhaafay u socday, iyadoo qodobada laga soo saaray looga hadlay dhacdooyinkii u dambeeyay iyo tallaabooyinkii ay qaaday dowladda Federaalka. Xisbiyada Wadajir, Daljir, Horusocod iyo Kulan ayaa war murtiyeedka ay soo saareen ka […]
Continue Reading