W/kaluumaysiga Maamul Goboleedyada oo Joojiyey Wadashaqeyntii W/Kaluumaysi DFS

War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Kaluumaysiga maamul goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka oo ku soo gabangaboobay Magaalada Kismaayo Xarunta Kumeelgaarka ee Maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Wasaaradaha Kaluumaysiga Maamul Goboleedyada ay hakiyeen wadashaqeyntii kala dhaxeysay wasaaradda Kaluumaysiga Dowladda Federaalka Soomaaliya. Halkaan ka aqriso war-murtiyeedka.

Continue Reading

Akhriso: War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Brussels (Sawirro)

Waxaa caawa la soo gabagabeeyay shirka Brussels ee Somalia Partenrship Forum, kaasoo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, waxaana shirkan ka qeybgalay wufuud ka socotay 58 Dal iyo 6 Hay’adood oo Caalami ah, Waxa uuna daba socday shirkii 5 Decmeber 2017 ka dhacay Magaalada Muqdisho, Shirkaan ayaa socday 16-17 July 2018, Waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka […]

Continue Reading

Somalia Partnership Forum Joint Communiqué

Somalia Partnership Forum Joint Communiqué Preamble  1.           Representatives from 58 countries and 6 international organisations gathered in Brussels on the 16th and 17th of July 2018 to participate in the 2nd Somalia Partnership Forum (SPF), following the successful inaugural SPF in Mogadishu on the 5th of December 2017. 2.           The meeting was opened by H.E. Mohamed Abdulahi Mohamed, the President of […]

Continue Reading

Xilka Sanka u Mari !!

Tan sidii loo ridey Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Federalka ee Soomaaliya Mudana Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari Xukuumada Dardargelisey oo si Xawaare leh u socda Xil  ka qaadis iyo Xil u Magacaabid taasoo ay si aad ah ugu Wareereen Bulshada Soomaaliyeed kuna Tilmameen Xil Ka Qaadistaan mid sii ragaadineysa Horusocdkaa Dowladda Kalsoonida  Shacabka. Qaar ka mid Xubnaha Xilka […]

Continue Reading

Daawo Video : Banaabax Cadaado #FreeAfweyne

Magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka Galmudug ayaa maanta waxaa ka dhacay Banaanbax lagu dalbanayey in xoriyadiisa la siiyo Ganacsade Maxamed Cabdi Afweyne, oo muddo 5 sano si xaqdarro ah ugu xiran dalka Biljam. Banaanbaxayaasha ayaa Madaxweynaha Dowladda Federaalka Iyo Madaxda Dowlad goboleedyada ee haatan ku sugan dalka Biljam in aysan kasoo tagin Muwaadinkaas sida gardarradda ah […]

Continue Reading

Gobolka Banaadir oo laga hirgeliyey Xafiiska Amniga heer Gobol (Sawirro)

Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Kuxigeenkiisa ee Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa xarigga ka jaray xafiiska Amniga Gobolka Banaadir oo qeyb ka ah qorsheyaasha ku qotoma dhammeystirka qaab-dhismeedka Amniga Qaranka. Guddoomiye Xuseen ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir oo fulinaya qodobbadii ka soo baxay Shirkii Amniga Qaranka Baydhabo ee 3-ilaa 5ta […]

Continue Reading

RW Kheyre oo la kulmay Masuuliyiinta Hay’adda culimada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan Culimada Soomaaliyeed, kaasi oo ku aadan in culimadu ay door ka qaataan wacyi gelinta bulshada. Kulanka oo ka qabsoomay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre  ayuu Culimaa’udiinku kala hadlay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen […]

Continue Reading

Taliyaha NISA oo Shaqajoojin ku sameeyey Taliye ku xigeenadiisa (Akhriso)

Agaasimaha guud ee hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu shaqada kaga joojiyey taliye ku xigeennadii hay’addaasi. Warqaddan ayaa lagu sheegay in shaqada laga joojiyey taliye ku xigeennada kala ah, S/guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed iyo G/sare C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac).   Halkaan hoose ka akhriso:

Continue Reading