MD Farmaajo oo Magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha G/Banaadir iyo Racfaanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxakamadda Racfaanka Gobolka Banaadir keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed Madaxweynaha ayaa xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir waxa uu u magacaabay Garyaqaan Muuse Macallin Maxamed oo muddo ka soo shaqeynayey […]

Continue Reading

Muxuu ka dhigan yahay Isfahamka Madaxda Galmudug ku gaareen Muqdisho?

Madaxda Galmudug ayaa sheegay in isfaham ku gaareen Magaalada Muqdisho, Waana arin rajo galisay shacabka Galmudug, Madaxweyne Farmaajo ayaa garwadeen ka ahaa dadaalada lagu heshiisiinaayo Madaxda Galmudug. Ma jirin Qodobo la shaaciyey in lagu heshiiyey iyo Sidoo kale Ma jirin habraac lagu hagayo fulinta oo la soo bandhigay, arintaas ayaa dadka siyaasadda u dhuundaloola shaki […]

Continue Reading

Norway oo Aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliya (Sawirro)

Munaasbad lagu qabtay magaallada Nairobi oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayuu ku sheegay safiirka Norway u fadhiya Kenya Danjire Victor C. Rønneberg in hal sano oo ay wada-shaqeynayeen dowladda Soomaaliya kaddib ay ku qanceen hannaanka lagu bixiyo baasaboorka iyo tayadiisa. “Horay […]

Continue Reading

Madaxweynaha Eritrea Isias Afewerki oo gaaray Addis Ababa (Sawirro)

Madaxweynaha Eritrea Isias Afewerki ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya markii ugu horraysay muddo ka badan 20 sano. Booqshadiisa ayaa jawaab u ah tii uu todobaadkii hore Eritrea ku tegey ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed. Socdaalkiisa ayaa la filayaa inuu qayb ka qaato isku soo dhoweynta xiriirka labada dal oo labaatankii sano […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyey isfahamka Madaxda Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay is-fahamka ay gaareen dhinacyada Galmudug oo maalmahan u joogay magaalada Muqdisho xal u helista khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jiray. Madaxweynaha ayaa yiri “Keddib wada-tashiyo aan la yeeshay dhinacyada ay khuseyso dib-u-heshiisiinta Galmudug, waxaan xalay ka gaarnay natiijo wax ku ool ah oo u adeegeeysa […]

Continue Reading

Daawo Video: Tuulooyinkii ay Alshabaab gubeen Koofurta Mudug

Halkaan ka daawo Muuqaal muujinaya Tuulooyinkii ay dhawaan Alshabaab gubeen Koofurta Gobolka Mudug, Alshabaab ayaa gubay Tuulooyinka Waable, Bilshan iyo Gabdhaale, Sidoo kale Muuqaalka ayaa muujinaya Baraagaha oo ay Alshabaab ku gureen qashin iyo raashin si aan dib dambe loogu isticmaalin biyaha. Ugu yaraan 2500 Qoys ayaa ka barakacday Ceelhuur, Qosoltire, Waable, Gabdhaale, Bilsan, Xinbarwaaqo […]

Continue Reading

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Magaalada Jowhar

Maxamed Mursal Sheeh C/raxmaan Guddoomiyha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar Caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Mursal ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay halkaasi. Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare, ku-xigeenkiisa Cali C/laahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Cusmaan Barre Maxamed iyo tiro Wasiiro ayaa si wayn ugu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada […]

Continue Reading

Donald Trump oo Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya

Donald Trump Madaxweynaha Mareykanka  ayaa Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya, kaddib Markii xilkaas uu iska casilay Safiirkii hore Stephen Schwartz. Donald Trump ayaa u magacaabay Safiirka Soomaaliya Amb. Donald Yukio Yamamoto oo ah 65 jir caan ka ah Gobolka Geeska Afrika. Yamamoto ayaa ahaa Kusimaha Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika, waxaa uu horay […]

Continue Reading

Cali Guudlaawe oo amray in gacanta lagu soo dhigo rag kufsi geystay

Cali Cabdulaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle  ayaa shalay gelinkii dambe dib ugu laabtay magaalada Jowhar caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle kadib markii toddobaadyadii la soo dhaafay ay ku sugnaa magaalada Muqdisho. Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Guudlawe oo ka warbixiyay safarkii ay ku maaqnaayeen ayaa intaasi kadib waxa uu amar ku bixiyay in […]

Continue Reading