Maamulka Ahlusunno Gobolada Dhexe ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray doorashada Madaxweynaha Galmudug ee la filayo in dhawaan ay ka dhacdo Magaalada Cadaado.
War-saxaafadeedkan ayaa yimid kadib markii barlamaanka Galmudug uu go’aamiyey in 10 April la qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug.
