Xildhibaan Mahad Salaad oo Xarig jaray 2 Ceel Riig (Sawirro)
Xildhibaan Mahad Salad Ayaa Maanta 28 April 2019 Furay 2 Ceel Riig oo uu ka Hirgaliyey Deeganada Xodale iyo Oodaale oo hoostaga degmooyinka Guriceel iyo Balanbal, ceelashaan ayaa Dadka iyo Duunyaduba ku oon Beeleen. Qodista iyo Qalabeynta Ceelashan waxaa Gacan Balaaran ka Geystay Hey’addo Samafal. Xildhibaan Mahad oo dhawaan soo gaaray degmada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa […]
Continue Reading