Maydka Wiil dhalinyaro ah oo lagu arkay duleedka Muqdisho
Wararka aan ka helayno deegaanka Sarkuusta ee duleedka dhanka Koonfureed ee Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in halkaasi lagu arkay maydka nin dhalinyaro ah oo la garan waayay. Ninka dhalinyarada ah ayaa da’diisa waxa ay u dhaxeysaa 20 illaa 30 jir, waxaana lagu dilay Xarig & iyadoo wajiga looga xiray cimaamad. Lama garanaayo cida ka dambeysa […]
Continue Reading