Golaha amaanka QM oo diiday soojeedin ahayd in Al-shabaab lagu daro liiska argagixisada caalamka

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si wadajir ah diidmo rasmi ah ugu codeeyey qaraarka tirsigiisu yahay 1267 ee la doonayey in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya lagu daro argagixisada Liiska caalamiga. Sababta Qaraarkan ay dowladda Soomaaliya uga hortimid ayaa ah in haddii Al-Shabaab lagu daro Liiska Argagixisada Caalamiga in dhibaatooyin bani’aadanimo oo ka dhalata duqeymaha […]

Continue Reading

Shirka iskaashiga africa iyo japan oo maanta furmaya

Magalada Yokohama ee dalka Japan ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee Maanta oo Arbaco ah in uu ka furmo Shir Madaxeedka 7aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan (TICAD),waxaana shirkaasi ka qeyb-geli doona Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika iyo Japan, Hay’adda Qaramada Midoobey ee Horumarinta, Bangiga Adduunka iyo Golaha Guddiga Midowga Afrika. Shirkaasi Soomaaliya waxaa uga […]

Continue Reading

Dhuusamareeb:Ciidanka booliska oo kala eryay banaan baxayaal taagersanaa Ahlusuna

Wararka laga helayo Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Maanta ay ka dhaceen banaanbaxyo iska soo horjeedo oo ay dhigayeen qeybaha kala dwuan ee bulsahda ku nool Magalada Dhuusamareeb, Banaanbayaasha ayaa u kala qeybsanaa kuwa taageeraya howlaha ay dowladda Federaalka ka wado deegaannada Galmudug gaar ahaan Magalada Dhuusamareeb iyo […]

Continue Reading

Jubaland oo xayiraadi ka qaaday masuuliyiinta dowlada soomaaliya

Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland ayaa maanta qaaday xayiraadii saarneyd Mas’uuliyiinta Xukuumadda Soomaaliya, intii lagu guda jiray doorashada Jubbaland. Shir ay  isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Jubbaland oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa laga soo saaray in la qaado xayiraada la saaray Mas’uuliyiinta Xukuumadda ee ku aadanaa in aanay magaalada Kismaayo imaan karin mudadii […]

Continue Reading

Dowladda oo soo bandhigtay Heshiiskii ay la gashay Ahlu Sunna (Video)

Wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi Maxamed Sabriye oo xalay dadweyne farabadan kula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa soo bandhigay 10 qodob oo ay horey ugu heshiiyeen Ahlu Sunna iyo Dowladda Soomaaliya. Wasiirka ayaa intaa ku daray in dowladdu dhankeeda ay fulisay qodobadii lagu heshiiyey, qaarna ay dhiman yihiin. Isagoo ku marqaati galiyey bulshada Dhuusamareeb in ay […]

Continue Reading

Ahlu Sunna oo ku Dhawaaqday inuu burburay Heshiiskii ay Dowladda la gashay

warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan oo ka mid ah hoggaanka Ahlu Sunna ayaa lagu cadeeyey inuu burburay heshiiskii ay horey u galeen Ahlu Sunna iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Sheekh Shaakir ayaa ku eedeeyey in dowladdu ka baxday heshiis kadib markii ay ciidamo dheeraad ah ka keeneen Muqdisho. Sidoo kale ayaa faray […]

Continue Reading

Dib udhac ku yimid xafladii xilwareejinta gudoomiyaha G.banaadir

Waxaa dib u dhac ku yimid munaasabadda xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fillish) oo lagu waday inay maanta ka qabsoonto xarunta Aqalka dowladda Hoose. Qaban qaabada xaflada xil wareejinta oo labadii maalmood ee la soo dhaafay socotay, lana qorsheeyay in caawa dhacdo xaflada ayaa lagu wargeliyay […]

Continue Reading

Koonfur-galbeed oo hakisay dacwadaha laxiriira dhulalka

Maamulka Koofur Galbeed ayaa shaaca ka qaaday in la hakiyay dacwadaha la xiriira dhulalka la isku heysto oo maalmihii la soo dhaafay ku soo badanayay magaalada Baydhabo iyo deegaanada ku dhow dhow. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda Koofur Galbeed C/wahaab C/llaahi Maxamuud ayaa sheegay in Wasaaradda cadaaladda ay joojisay dacwadalaha dhinaca dhulalka, illaa laga gaarayo xal […]

Continue Reading

Dowlada Soomaaliya oo Dhuusamareeb kadajisay diyaarado sida Saanad Ciidan

Ciidamo dheeraad ah ayaa saaka ka degay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, kuwaasoo diyaarado looga qaaday magaalada Muqdisho. Sida wararku sheegayana Ciidamadan ayaa waxaa wehliya saanad hub, waana markii u horeysay ee dowladda ay hub ka dejiso Dhuusamareeb loogu tala galay Ciidamada la wareegay ammaanka magaalada. Maalin ka hor ayay aheyd markii sidan oo kale […]

Continue Reading