Wajiga 2aad ee dhismaha garoonka diyaaradaha cadaado oo maanta la bilaabay
Wafdi ka socda wasaaradda Duulista Hawada DFS ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey wasiirka Duulista Galmudug iyo masuuliyiin kale. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayey Agaasimaha Guud Wasaaradda Duulista DFS , waxaana Qeyb ka ahaa Agaasimaha Hay’adda Duulista Rayidka DFS, gudoomiyaha Shirkadaha Diyaaradaha, iyo masuuliyiin kale ayaa Cadaado u yimid […]
Continue Reading