Sarkaal ka tirsan ilaalada C/wali Gaas oo Galkacyo lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga magaalada Galkacyo dhinaca Puntland waxa ay ku toogteen sarkaal sare oo ka tisranaa Ciidamada Puntland, sarkaalkan ayaa ka mid ahaa ilaalada Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas. Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Xasan Cabdiraxman “Gaandi”, Ragga hubeysan ayaa la sheegay in dhowr Xabadood ay sarkaalka ku dhufteen islamarkaana […]

Continue Reading

SHIRKA LONDON: Dabinkii Soomaaliya ka badbaaday 57 sano kahor in maanta lagu rido ma mudna.!

SHIRKA LONDON: Dabinkii Soomaaliya ka badbaaday 57 sano kahor in maanta lagu rido ma mudna.! Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aamin doonaa in Soomaaliya aysan yeelan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya (Military). Iyada oo Madaxda Qaranka iyo Madaxweyne yaasha Dowlad Goboleedyadu isku raaceen shirkii Madasha ee Mogadishu lagu qabtay 15 […]

Continue Reading

Halkee marayaa Wadahadalka Galmudug & Ahlusunno?

Waxaa magaalada Muqdisho ku sugan wafuud ka kala socota Dowlad goboleedka Galmudug iyo maamulka Ahlusunno, wufuudaan ayaa halkaasi u jooga sidii loo dhameyn lahaa khilaafka Siyaasadeed ee ka jira gobolada dhexe. Labada dhinac ayaa guddiyo u xilsaartay wadaxaajoodka, sidoo kale dowlada Federaalka ayaa magacowday guddi dhexdhexaadin oo uu hogaaminayo wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi […]

Continue Reading

Akhriso: Qodobada looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Federaalka

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Maareynta Maaliyada, Amniga Qaranka, Xuquuqda Shaqaalaha, Qorshaha ka hortaga Musuqmaasuqa iyo arrimo kale. Ugu horeyn Ra’iisal Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada maareynta maaliyada […]

Continue Reading

Diyaaradihii Khaatka Muqdisho geyn jiray oo Jowhar u weecday

Dhowr Diyaaradood oo Qaad sida ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar, Diyaaradahan ayaa ahaa kuwii subax walba ka degi jiray garoonka diyaaradaha Muqdisho, Ganacsatada Qaadka ayaa qaatay go’aan adag oo ah in aysan Qaad ka dejin garoonka diyaaradaha Muqdisho, kaddib markii canshuuro dheeraad lagu kordhiyay. Baabuur fara badan ayaa ku sugan garoonka […]

Continue Reading

Imaaraatka oo ka hadlay Qarax Shalay ka dhacay Duleedka Muqdisho

Imaraadka Carabta ayaa hadlay Qaraxa shalay lala eegtay kolonyo ay la socdeen Guddiga Gurmadka Abaaraha kuwaasi oo marayay Duleedka Magaalada Muqidsho, gaar ahaan meel aan sidaas uga fogeyn deegaanka Sarkuusta. Kolnyadan Qaraxa Miinada lala eegtay ayaa waxa ay isugu jireen Guddiga Abaaraha Qaranka, Guddi ka socday Gobolka Banaadir iyo Gawaari kale oo ay saarnaayeen Saraakiil ka […]

Continue Reading

Barlamaanka oo isku raacay habka lagu dooranayo kuraasta la baneeyo

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan oo shir guddoominayay kulanka Xildhibaananda ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ayaa ugu horeyn Mudanayaasha u faahfaahiyay qaraar ka hadlaya buuxinta kuraasta ka banaan Golaha, kaasi oo ku saabsan in guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka loo wakiisho labada kursi ee Baarlamaanka ka dhiman, kuwaasi oo kala ah […]

Continue Reading